Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Yuusuf Cabdi Gaboobe: Hal qoraal laba ujeeddo ku qumi, yaanay god xun kuu qodin

Wargeysyada ka soo baxa dalka Soomaliland ayaa kuwa ugu af-dheeraa ee mucaaridka ku ahaa dawladdii Riyaale waxaa ka mid ahaa wargeyska Haatuf. Waxaa hoggaanka...

Wakiilka Xawaaladda Mustaqbal ee Dalka Turkey-ga oo Tahriibayaal Somali ah ka Dhacay lacag dhan $18,000 iyo Cabashada ka taagan

Istanbul (SLpost)- Tahriibayaasha somalida ah ee ku sugan Magaalada istambul ee Wadanka Turkey-ga ayaa dhibaatooyin xoogan ka Tirsanaya Shirkadda Xawaalada Mustaqbal gaar ahaa Wakiilkooda...

Xeerdajin iyo xukuumad is xambaar ah W/Q Boobe Qormadii 13aad

Qormadii: 13aad Hadda maalintii Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta la ii magacaabay Madaxweynuhu ereyadii uu adeegsaday waxa ka mid ahaa dhiig-bax ayay nagu tahay kirada TV-ga...

SAMSAM – W/Q: Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd”.

Ma xusuusni kolkii iigu horreysay ee aan maqlay magaca Samsam, waxa aan se hubaa in uu ka mid yahay erayadii aan ku afbartay. Waxa...

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo Ka Warbixiyey Ujeeddada Shirar ka Dhacay Dalka Imaaraadka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Tamarta iyo Biyaha Md Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa warbixiyey natiijada shir uu todobaadkii hore dalka Imaaraadka Carabta kaga qeyb...

Wasaaradda Qorsheynta oo Baafinaysa Magacyada Hay’ado Sharciga Ruqsaddooda Shaqo ka Dhammaatay

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, ayaa soo saarto liisto ay ku qoranyihiin Hay’ado Caalamiga ah iyo Kuwo Madani ah oo ay ka dhammaadeen Ruqsadihii...

Jidh qurxin mise caqli Qurxin? – W/Q: Cali Coomay

Guud ahaan dadka waxay u kala qaybsamaan dad ku mashquulsan yihiin jidhkooda, halka qaar kalena ay ku mashquulsan yihiin caqligooda sidii ay u horumarin lahaayeen. Afkaarta ay kala aaminsan yihiin ayaa ah, in qaarkood ay isku buuxiyaan dhar iyo xarago, halka qaarkoodna ay aaminsan yihiin inuu waxa maskaxdooda ku jiraan meel kasta ku mari karo.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img