Monthly Archives: December, 2013

spot_imgspot_img

Mujaahid Cali Guray oo Xaqiiqo Jirta oo aan la iska indho-tiri karin ku tilmaamay Warbixinta uu Nicholas Kay u Gudbiyey Qaramada Midoobay

Hargeysa (SLpost) Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID Cali Yuusuf (Cali Gurey), ayaa Xukuumadda ku Eedeeyey in ayaa xukuumadda Somaliland ku tilmaamay inay iska...

Ciidamada Booliska Hargeysa oo ku Hungoobay Isku-day ay ku doonayeen inay Ku xidhaan Guddoomiyaha HUBAAL

Hargeysa (SLpost)- Dadweyne ku sugnaa agagaarka garoonka Timacade ayaa shalay ku qamaamay Askar ka tirsan Booliiska oo uu hogaaminayey Hogaanka Hawl-gelinta Ciidanka Booliiska Somaliland...

BUD-DHIGGA HALYEYGII QARNIGA, NELSON MANDELLA (Ma Laga Yaabaa Inuu La God-Galay Islaamnimo?) – Qalinkii: Xassan Cumar Hoorri

Maanta, 15kii December 2014 waxaa loo dareeraray aaska haldoorkii Afrika, hoggaamiyahii ku dayashada mudnaa iyo halyeygii qarniga, Nelson Mandella. Waxaa la bud-dhigay tuulada Qunu...

Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM iyo Hay’adda REFUGEES UNITED oo soo Bandhigay Adeeg fududeynaya Baafinta Dadka ehelladoodu ka maqan yihiin

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee TELESOM iyo Hay’adda Refugees United, ayaa si wada-jir ah u soo bandhigay Barnaamij ay iska-kaashadeen oo casri...

DHEGAYSO: Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo Faahfaahin ka bixiyey Nuxurka Kulan ay Isku-kaliyeysteen Dhiggiisa Golaha Wakiillada

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa faahfaahin ka bixiyey nuxurka kulan albaabadu u xidhnaayeen oo uu la qaatay Dhiggiisa...

Guddoomiye Cirro oo Qiray inuu Madaxtooyada u Gudbiyey Waraaq la sheegay inay ka Cadhaysiisay Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (SLpost)- Guddomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Cabdiraxman Maxamed (Cirro) ayaa Maanta kulan albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay Guddomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban...

Somaliland: Hanti-dhowrka Guud iyo Wasaaradda Qorsheynta oo Eedaymo Xambaarsan Fadeexado Musuq-maasuq u Gudbiyey Hay’adda WFP

Hargeysa (SLpost)- Hanti-dhawrka Somaliland iyo wasaaradaha ay khusayso hawlaha Mashaariicda WFP ka wado Somaliland gaar wfpahaana wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa manta masuuliyiin ka tirsan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img