Monthly Archives: December, 2013

spot_imgspot_img

Wargeyska Mise Websaydka – W/Q: Abdifataah Mahamed Ahmed

Ayaamo Hore  oo tageey Ayey Noqonayaa Maalmihii aan wakhti ku qaadan Jirey in aan aad u Akhriyo Wargeysyada kala duwan ee Caasimada ka soo...

‘DURBA MIYAAD ILLOWDEEN’ – Qormo Khamiis leh ah (Q.2aad) – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale

Durba miyaa illowdeen, Adigoon dembiba gelin, Jeel-u-daaddahayntii? Durba miyaa illowdeen, Adigoo dibbiray cadho, Ku sii digashadiisii? Maansadii Dir-sooc ee Ibraahin-gadhle, 6/4/1990kii, Jiidihii hore ee halgankii hubeysnaa, 19/12/2013ka, Hargeysa, Oo Hubaal ma hilin...

SHEEKO KALE KEEN: Ama Hirdi Ama Hoos Day – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Laba tays ayaa iskaga hor yimi wadiiqo yar oo buur dheer ku taal. Wadiiqada jar, wixii ka dhacaa ay limanayaan oo aanay naf dhulka...

HIIL-SHARCI oo Ku Saabsan:- War-Farxadeedka Wargeyska WAAHEEN oo U Dhignaaa “Dan iyo Duco, iyo Boqolaal Reer Saaxil Ah oo Madaxtooyada Isku Dhiibay”...

Anigoo Garyaqaan Maxamed Xasan Siciid (Salli-Dhige), isla markaana ah Garyaqaan TABLIIQI-SHARCI (Voluntary Lawyer) ah, ayaa Anigoo ka duulaya War-Farxadeedkii ku qornaa Tixraac: Wargeyska WAAHEEN, Cadadkiisii 1243 ee soo baxay Sabtidii 14/12/2013 oo waafaqsan Safar, 10 ee 1435-kii Hijryada, ee ku qornaa Bogga hore ee wargeyska oo Cinwaankiisu u dhignaa sidan:-

Difaacayaasha Suxufiyiinta Caalamka ee CPJ oo DUULLAAN Ku Tilmaamay Qufulka Boolisku Ku Dhejiyey Xarunta Wargeyska HUBAAL

Nairobi (SLpost/CPJ)- Golaha (Guddida) Ilaalinta iyo Difaaca Suxufiyiinta Dunida ee Magacooda loo soo gaabiyo CPJ ayaa ka hadlay xayiraadii xukuumadda Somaliland kula wareegtay xarunta...

DHEGAYSO: Midowga Yurub oo Taakulayn Ballaadhan ka Geysanaya Qalabaynta iyo Tabobarista Ciidamada Badda Somaliland

Hargysa (SLpost)- Taliyaha Ciidamada Badda Somaliland Admiral Axmed Aw Cisman Cabdi, ayaa Sheegay in Dawladaha Midawga Yurub ay Somaliland ka Caawinayaan Qalabaynta iyo Tababarada...

Shirkadaha Bixiya Adeegga Korontada ee Caasimadda Hargeysa oo Bahoobay Hal Shirkad oo Adeeggeeda la Casriyeynayo

Hargeysa (SLpost)- Toban shirkadood oo ka mid ah kuwa hormoodka u ahaa laydhka laga isticmaalo caasimadda Hargeysa, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img