BERBERA: Faahfaahinta Kulan Markab-Dushii ku Dhexmaray Somaliland iyo Midowga(DAAWO VIDEO)
Berbera (SLpost)- Kulan Warbaahintu dibadda ka joogtay, ayaa Markab dagaal dushiisa ku dhex-maray Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Saraakiil ka...
“Askarigii Wargeyska Hubaal Soo Weerarey Oo Qaraabo Dhawyihiin Wasiirka Cadaalada Axmed Xuseen Caydiid” – AGAASIMIHII HORE EE SHURO NETWORK
Abuuritaankii iyo curashadii dhismaha iyo madaxbannaanida Somaliland, waxa sal u ahaaa furfurnaanta siyaasad ku salaysan dimoqraadiyad, ilaalinta iyo kor u qaadista xuquuqda aadamaha ee...
Somaliland oo Mar kale jawaab ka bixisay Warbixin Xaasaasi ah oo looga Gudbiyey Qaramada Midoobay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Jawaab ka bixiyey warbixin ku eedaysay inay cabudhiyo xoriyatul-qawlka iyo axaasabta mucaaradka ah ee dalkeeda, taasoo uu Ergayga Jimciyadda...
Madaxweyne Somaliland oo Qaabilay Madaxa UNDP u qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya
Hargaysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda UNDP ee Qaramada Midoobay u soo magacawday Somaliland iyo Somalia...
Madaxweynaha Oo Tacsi u diray Suldaanka Guud ee Subeer Awal oo xaaskiisii geeriyootay
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi tiraanyo leh u dirayaa Suldaanka guud ee Subeer-awal, Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan...
‘Xeerarku Waa Xayn-daab Qofka Ka Ilaasha In Uu Isagu Xad Gudbo Ama Lagu Xad Gudbo’
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka qayb galay ballaadhan oo lagu darsayay khilaafaadka iyo sidii xal loogu...
Wasiirka Gaashaan-dhiga Somaliland oo sheegay inay qorshe cusub ku waajahayaan faro-gelinta Puntland
Hargeysa (SLpost)-Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday qorsheyaal cusub oo ay doonayso inay ku waajahdo faro gelinta qaawan ee Maamulka Puntland ku hayaan deegaamada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

