HomeCiidamada Booliska Hargeysa oo ku Hungoobay Isku-day ay ku doonayeen inay Ku...

Ciidamada Booliska Hargeysa oo ku Hungoobay Isku-day ay ku doonayeen inay Ku xidhaan Guddoomiyaha HUBAAL

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Dadweyne ku sugnaa agagaarka garoonka Timacade ayaa shalay ku qamaamay Askar ka tirsan Booliiska oo uu hogaaminayey Hogaanka Hawl-gelinta Ciidanka Booliiska Somaliland oo doonayey inay xidhaan Gudoomiyaha Wargeyska la xayiray ee Hubaal Maxamed Axmed Jaamac.

hubaal2(1)Booliiska ayaa la sheegay in uu goobta kala kulmay gadood kaga yimi dadweynaha goobta ku sugnaa kuwaas oo xoog kaga sii daayey Guddoomiyaha Wargeyska Hubaal, waxaana la sheegay booliisku in ay faraha ka qaadeen markii ay la kulmeen xaalad culus.

Booliiska ayaa sadex cisho kla hor albaabada u laabay Wargeyska Hubaal iyagoo Amar xayiraad ah ka soo qaatay Maxkamadda Gobolka, halka la sheegay in ay Guddoomiyaha iyo Tafatiraha wargeyskaasi la doon doonayaan Waaran qabasho ah.

Ilo wareedyo u dhuun daloola dhacdadan ayaa sheegay in ay talaabadani Booliiska sii cadho galisay isla markaana laga yaabo in ay ku talaabsadan hawl-galo ay ku xoojinayaan qab qabashada masuuliyiinta Wargeyska Hubaal.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories