Monthly Archives: September, 2013

spot_imgspot_img

Waa been ma istaadhmi doonto…! Bal waa taase ha dhaqaaqdo….! Bal yaa joojin doona…?

Somaliland maanta waxay ku jirta marxalad ka duwan kuwii hore ay usoo martay , waxaan muuqata in dalku horumar samaynayo mudadii seddexda sanno ee...

Aamusnaanta Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Iyo Hadal Badnida Faysal Cali Waraabe Waa Laba Aan Is Qaban – W/Q: Farhan Mohamed...

Jamaal noqo musharax  siyaasada iyo saadaasheeda kaw ka ah hadaad rabtid mustaqbal wanaagsan jeceshayna inaad kaga dhabayso hiigsigaaga,himiladada, hogaankaaga iyo waxqabadkaagaba……//! Waxaan in badan maqlaa...

Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka oo si Wada-jir ah uga Digay Dub-u-dhac ku yimaadda Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Baarlamanka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyeyaasha labada Xisbiga Mucaarad ee UCID iyo Waddani, ayaa si wada-jir ah qalinka ugu duugay war-qad xambaarsan aragtidooda ku aaddan Qabsoomidda Doorashooyinka...

Ololeyayaal ka dhan ah Xaaladda Suuriya oo Hadheeyey Shir-sannadeedka Waddamada G20

St. Petersburg, 07 Sept, 2013 (Ogaal)-  Shirka waddamada wershadaha ku horumaray ee G20 ee ka socda magaalada  St. Petersburg ee dalka Ruushka, waxa ajandahiisa...

MADASHA: Talaa idinka gedmane, wax isu-geegeysta! – W/Q: Maxamuud Walaaleeye

Salaanta islaamka ka dib, odhaah Soomaaliyeed ayaa tidhaahda ‘Hadii lagu sheego, waa la is-sheelaa-hadii lagu sheelana, waa la is-sheegaa’. Waxaan uga socdaa, isla markaana...

Siilaanyo: Gabowdaye Guurtida Ku Biir Qormadii 10 aad Qalinkii Libaan xaaji fagadhe

Madaxweyne Riyaale  xiligii uu haystey waxyaabo badan oo ay ka mid aheyd axsaabtii iyo ku talaabsiga habkii dimuquraadiga ayaa aheyd mid aad loogu xasuusto...

Radio SLpost:“Madaxtooyadani way ka Cir-weyntahay Tii Hore” – Faysal Cali Waraabe oo Eedo Hor leh u jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay xukuumaddii ugu musuqa iyo Eexda badneyd...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img