Monthly Archives: September, 2013

spot_imgspot_img

Siilaanyo: Gabowdaye Guurtida Ku Biir Qormadii 11aad Qalinkii Libaan xaaji fagadhe

DEELEY DAREENLEY RAG ALLOW MADOOXAA MA DILAACIYAA NABAR   Waa markhaati madoon iyo muran reeb waa maalmo ina soo maray oo aynumilicsanayno waa manfac aynu leeney misne aynu...

Magacyada 11 Xubnood oo loo Xulay Shir-guddoonka iyo Agaasinka Shirka HOODAALE ee Beel-weynta Sacad Muuse

Hargeysa (SLpost)-Suldaanka Guud ee Subeer Awal, Salaadiinta beelaha Sacad Muuse iyo  Guddidda Ganacsatada, ahna guddida qabanqaabada, ayaa si wada jir ah u soo saaray...

Cali guray iyo Faysal intay Xirsi iyo Talo Qaran ku mashquulsan yihiin malaha waxa uga faaido badnaan lahayd maaraynta mushkilada xisbigooda UCID

Ugu horayn Salaanta Islaamka akhristayaal iga gudooma(ASC), Bacdigeed waxaan qalinka u qaatay inaan u caqli celiyo nin aad moodo inuu ooda goostay xayadii iyo...

Maamulka gobolka Awdal oo soo bandhigay Tirada Tahriibayaal Ciidamada ammaanku Gacanta ku dhigeen iyo Deegaanada ay ka Soo Jeedaan

Badhasaabka Gobolka Awdal iyo Taliyaha Laanta socdaalka ee Gobolkaas, ayaa ka hadlay baaxadda aafada tahriibtu ku hayso dhalinyarada Dalka iyo Marinnada dalka gudihiisa ee...

DUBAI: Wasiirro Xukuumadda ka tirsan oo Kulan Ballaadhan la Qaatay Jaaliyadda Somaliland ee ku Dhaqan Imaaraadka Carabta

Hargeysa (SLpost)- Wasiirada Arrimaha dibadda iyo Caafimaadka Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis iyo Md Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) oo socdaal shaqo ku jooga dalka...

Xukuumada Somaliland oo Shaacisay inay Bilowday Wejiga 1aad ee Dhismaha iyo Dayac-tirka Waddada Isku Xidha Hargeysa Ilaa Berbera

Hargeysa (SLpost)- Xukuumada Somaliland ayaa shaaca ka qaadday inay si rasmiya u bilowday wejiga hore ee dhismaha iyo hagaajinta jidka laamiga ah ee isku...

Muqdisho: Khasaaraha Qaraxyo Kooxda Al-Shabaab ka Fulisay Meherad ay Sannad ka Hor ku Dileen Tobanaan Qof iyo Qaramada Midoobay oo ka Hadashay

Muqdisho (SLpost)- Qaraxyo ismiidaamin ah oo khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira, ayaa maanta ka dhacay meherad ganacsi oo magaalada Muqdisho ee dalkaasi Soomaaliya,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img