HomeAamusnaanta Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Iyo Hadal Badnida Faysal...

Aamusnaanta Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Iyo Hadal Badnida Faysal Cali Waraabe Waa Laba Aan Is Qaban – W/Q: Farhan Mohamed Sultan Nur (Rakad)

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

RakadJamaal noqo musharax  siyaasada iyo saadaasheeda kaw ka ah hadaad rabtid mustaqbal wanaagsan jeceshayna inaad kaga dhabayso hiigsigaaga,himiladada, hogaankaaga iyo waxqabadkaagaba……//!

Waxaan in badan maqlaa faysal oo cid un weeraraya waxan in badan arkaa faysal oo in badan isna la weerarayo  , siyaasada faysal iyo dawlada oo cirka maraysa  sababtayna in siyaasada maantu noqoto mid  waxwalba lagu hadlo, Jamaal cali xusen waa nin dhalin yaraa oo aqoon yahan ah, waa nin wax qaban kara  hadduu ku guulaysto doorashada madaxweynaha laakin taas waxa ka daran sidaan Jamaal u aqaanay maaha imika xaaladiisu  , waxaanay igu noqotay fajac iyo amakaag Jamaal cali xuseen oo afkiisa hadal mucaaradnimaa laga wayay , tolow muxuu damac san yahay, tolow ma hadalkuu wakhtigiisa la sugayaa , mise wakhti uu ku  hadlo ayaanu hayn, ta kale Jamaal muxuu awoodii hadal u wada siiyay gudoomiyaha xisbiga ee  faysal cali waraabe.

XAQIIQDU siday u muuqatao waxay ila tahay faysal iyo Jamaal waa laba nin oo mid yahay musharax midna yahay gudoomiye sidaa darted waxaan u malaynayaa in aanay siyaasada labadoodu  waa faysal iyo jamaale aanay ahayn mid ay isku taageersan yihiin, waana mid lagu kala fikir duwan yahay .

Runtii haddii laba qof oo isku xafiis fadhiyaa ay wada shaqayn waayaan, ma jirto wax shaqo ah oo guul laga gaadhayaa ama wax shaqaa oo sidii loogu talo galay u soconaysa.

  Jamaalaw  waxaad tahay nin xidig ah oo dalkan iyo dadkanba maarayn kara hadduu awood u helo laakin intaa ka hor waxa lagaaga baahan yahay inaad siyaasadaada mustaqbal aad galka seefta kala baxdo oo aad dadkan iyo dalkanba tusto wixii rajadaadu tahay  iyo in wixii qalada ee aad dawlada , shacabka, iyo cidkastaba aad ku aragto aad sharaxdo maadaama aad tahay madaxweyne la sugayo ,kana bixisid aragtidaada guud, tusaale ahaan maanta waxa dalka ka buuxda shaqo la,aan baahsan taasna wali xal  ama wax qorshe ah oo ilaa imika aad soo bandhigtay ma jirto.

 Runtii anigu waxaan ahay nin dhalin yaraa dhalin yaraduna sidaad ogtahay waa cida ugu badan eeku taageersan,laakin dhibaatada ugu wayni waxay ka timi dalkiina ma joogtid inta badana siyaasadiina kuma jirtid kamanaad  bixin.

JAMAAL Waxa lagaaga baahan yahay in adiga iyo faysal cali waraabe aad isku noqotaan laba meel ka soo wada jeeda ama isku taageersan hadalkasta oo idinka imanaya, waxkasta oo aad ka hadlaysaana uu noqdo wax caqli gal ah oo aad u haysaan xaqiiqdiisa , inaad noqotaan laba isku mawqif ah, isku aragti ah . maalmahan dambana waxaan aad u arkayay sxbkaa faysal cali oo si kulul loo weeraray adna aad ka aamustay . taasna lagagama baahna oo waxaad tahay halka ugu saraysa ee la salaaxanyo marka la jooga xisbiga ucid.

 Jamaal noqo nin siyaasada iyo saadaasheeda kaw ka ah hadaad rabtid mustaqbal wanaagsan jeceshayna inaad kaga dhabayso hiigsigaaga,himiladada, hogaankaaga iyo waxqabadkaagaba.

Noqo mid Xal  u heli kara waxkasta oo xal u baahan waayo dalkan cidi kaama xigto cidna kaama jecla ee adigu ha iska aamusin.

Wabilaahi tawfiiq

N.B

MUDANE JAMAAL intaas iigaga qaado hadalo iskugu jira canaan , talo iyo dhiiri galin , waxaanan kaa codsanayaa inaanad u arkin in aan kaa gudbinayn xumaan ee ogow inaan ahay aqoon yahay adi shaqsi ahaan kuu taageersan , Waxaanan kuu rajaynayaa inaad gaadho hiigsigaaga, himiladaada, hamigaaga, iyowaxkasta oo aad awood u leedahay inay kuu rumoobaan.

Farhan Mohamed Hassan Sultan Nur (Rakad)

 Email: farxaanmxd@gmail.com

TELL: 252263–4400319

 Hargeisa

Social activist

Thank you all

Post number:  RP47

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories