Xukuumadda Somaliland oo loogu baaqay inay Wax ka Qabato Adeegyada Aasaasiga ah ee Bulshada Degmada Xuddun, kana faa’idaysato Kheyraadka Dabiiciga ah ee ku Duugan...
Xudun (SLpost)- Maamulka, siyaasiyiinta iyo Bulshada deegaamada Sool, gaar ahaan degmada Xuddun ee gobolkaas, ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay shacabka uga faa’ideeyaan kheyraadka...
HABAARKA KHAYRAADKA (Resource Curse) – Xildhibaan Ibraahim Jaamac Reyte (Q.1aad)
Qormadani waxay hordhac u tahay qoraallo taxane ah oo ku saabasan arrimaha faraha badan ee ku xeeran baadhista shidaalka iyo macdanta ee hadda ka socda dalka (Somaliland). Arrimahaas oo sidii ceeryaanta isku shaqlay ama ku gedaamo-xidhan hawlaha macdanta iyo shidaalka, gaar ahaan kan dembe, waxay qariyeen xaqiiqada iyo runta ka jirta dalka maanta, inkasta oo hadda aad mooddo inay soo if-baxayaa . Arrimahaasi waxay isugu dhafan yihiin, siyaasad, sharci-darro, eex, qaraaba-kii
WARQAD KA TIMI SOMALILAND: (Tarjumaadda iyo Falan-qaynta Maqaal uu Qoray Wariye Michael Wrong)
“Ayaan Maxamed waxa ay ka mid tahay dadka soo qabanqaabiyay Bandhiga Buugaagta ee Calaamiga ah waxaana leedahay nuglaansho dumarnino oo xadiid ah, way walwalsanayd markii loo gu yeedhay masraxa ee joogeen qoraayo reer galbeed ah oo yimi iyagoo u aabo yeelin digniinihii safarka {dowladdoodu siisay}, ilmo ayay isku hayn kari wayday waxay tidhi “ waan ku xumahay waa arrinta qalafsan marka adduunku daba kuu soo jeediyo “ iyadda oo yaysa ayay tidhi.
Madaxweynaha Somaliland may ahayn in uu ka qaybgalo Jaamacad gaar loo leeyahay qalin-jabinteeda, taasi waxay Haybadda ka qaadeysaa ka qaybgalkiisii…” -W/Q: C/casiis M. Yoonis
Shalay dad badan oo aan ku jiro ayaa la fajacay markii ay maqleen Madaxweynihii Somaliland oo ka qaybgalay Jaamacad gaar loo leeyahay oo aan...
Doorka Macalinka ee Tarbiyadaynta Jiilka Cusub – W/Q: Ceelaabe
Macalimiintu waa kuwa Gudbinaya ama ku faafiya Waxbarashada Aduunka oo dhan.Tan iyo inta taariikhda la xuso waxa Jirey Markasta Macalimiin iyo dad Aqoon leh...
Wasiir Xirsow Ma Adkid Ee Wax Kaa Jilicsan ayaad Heshsay –W/Q: Cabdi Xaaji Axmed
Shalay waxa la daawaday khudbad uu akhriyaayey nin aan xaq u lahayn, waxuu ka hor akhriyey Golaha Dhegeysiga iyo Sacab Tunka. Waa Wasiirka Madaxtooyada...
ENG HUSSEIN DUALE: A Competent & Committed Minister who breathe new life into Somaliland’s Quest for Recognition
“Hon. Hussein Abdi Dualeh, the Minister of Mining and Energy of Somaliland spearheaded an alternative approach to speed up Somaliland’s Case and Cause An...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

