Monthly Archives: September, 2013

spot_imgspot_img

Beesha Isaxaaq Carre oo Shir guud ku dooratay Beddelka Suldaan dhowaan Geeriyooday

Hargeysa (SLpost)- Beesha Isaxaaq Carre oo ka mid ah Beelaha Habar-Yoonis, ayaa shir guud oo ay maanta ku yeelatay magaalada Hargeysa waxay kaga wada...

Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax-dhigay Dhismeyaal loo Hirgelinayo Wasaaradda Boosaha iyo Maktabadda Qaranka (DHEGAYSO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo), ayaa maanta dhagax-dhigay Dhismaha Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Jamhuuriyadda Somaliland iyo Maktabada Qaranka (National Library)...

Shidaalka Aasan Mise Ka Dhulka Dulyaala = (Xoolaheena,Xoolaheena)!! – W/Q: Qalinkii A. A. Kahin

Waxa dhagaheena ku badan qodidada shidaalka, taasi oo dhalisa muran dhaqaale iyo mid siyaasadeed, dhimasho iyo dhaawacbana keentay, hadaba waxaa mudan qiimaha uu leeyahay...

Waxaynu U Soconaa Waddadii Halaagga – W/Q: C/Raxmaan C/Laahi (Wirdaani)

Dalkani waa dal khayraad badani ku duuganyahay, wuxuu leeyahay xeeb dheer, xoolo badana waa ay ku noolyihiin,dhirtiisu waa teel-teel, roobna wuu helaa sanadka dhexdiisa,...

Dawladda oo si jaahilnimo iyo caddaalad darro ku dheehan tahay ku wada hawlaha cilmi-baadhis u baahan

Annaga oo ah Somaliland Diaspora Professionals (Europe Middle East and Africa), waxa aannu uga digaynaa Wasiir Xirsi cawaaqibta xun ee ka iman karta hawlgalka...

Waxay ahaayeen Kala laba! – W/Q: Saddaam Carab

Habeennimadaas buug aan akhriyayey ayaan xilli dambe dhammeeyay. Waxa uu ahaa buug xiise badan, xaashi kasta oo aan rogo waxa ka xiiso badnayd midda...

Hersi: We want you to transfer the money to us! The Highways Agency is now under my ministry

The above jaw dropping headline is what made the EU to cease the Berbera – Togwajale Road last year. According to sources close to...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img