Munaasibad Xisbiga Kulmiye u Qabtay Soo-dhawaynta Maayarka Berbera oo Mar kaliya isu Dhalan-rogtay Weji ka geddisan Ujeeddadii loo Abaabulay
Berbera (SLpost)- Munaasibad Ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu taageerayay Siyaasaayada Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa manta lagu...
IS-XANBAARKA IS-XANBAARTAY MA XANBAARI KARNAA? (Xukuumadda iyo xeer-dejinta) – [Q.3aad] ~ Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
Maanta, marka aynu dheehanno xaaladdan aloosan iyo sowraca xeerarkan ay inagu sharciyaynayaan, iyo sida aanay u danaynayn goldaloolooyinka maamulka ku jira, maxaa loo bixin...
Xisbiga Kulmiye oo Maalinta Berri ah Munaasibad Soo-dhawayn ah u Samaynaya Maayarka Berbera iyo Xildhibaanno uu wato oo ka diga-roganaya Xisbigiisii UCID
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada haya ee Kulmiye iyo Xukuumaddisa, ayaa maalinta Berri ah munaasibad maalmihii u dambeeyey dhaq-dhaqeeqada la dareemayey ku soo dhaweynaya Guddoomiyaha...
Kacdoonnadii Dunida Carabta ee Dhicisoobay iyo Kadeedka ay kaga tageen – W/Q: Eng Xuseen Aadan Cige
Marka ay Warbaahinta iyo Indheer-garadka reer-galbeedku ka faaloonayaan Shucuubta iyo Dalalka Carabta, waxay badanaaba si quudhsi leh carrabka ugu dhuftaan in Ummadaha Carabtu ay caan ku yihiin oo lagu tilmaansan karo: Caqli Gudhan, Dhaqan Goblan ah iyo Ilbaxnimo Wahsatay!
Golihii Wakiillada cadho Rabbibaa ku dhacday ee innagu ma ka badbaadaynaa?
Asalaamu Caleykum Wa Raxma Tullahi Wa Bara Kaatu salaantaa iyo basmaladaas belaayooyinka laga cuskado ee eh magacyadda illaheena weyn ee qaadirka ah ka dib waxaan si...
Go’aamadii lagu soo Gunaanaday Shirweynihi HOODAALE iyo Nuxurka Khudbado ay Madasha ka Jeediyeen Guddigii Qaban-qaabada Shirka iyo Madax-dhaqameedka Somaliland oo lagu Marti-qaaday
Agabar (SLpost)- Shirweynihii loogu magac-daray HOODAALE ee beesha Sacad Muuse ee Somaliland oo muddo afar maalmood ah ka socday degaanka Agabar ee Gobolka Gabiley,...
IS-XANBAARKA IS-XANBAARTAY MA XANBAARI KARNAA? (Xukuumadda iyo xeer-dejinta) – [Q.2aad] ~ Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
1960kii markii la is-raacay, woqooyi iyo koonfur, waxa loo yaqaannay ‘Dibitaatiyaasha’ iyo ‘Anuun baa nool.’ Magac iska baxay ma ahayn, bal se wuxu ahaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

