HomeMaayarka Caasimadda Hargeysa oo Wareegto ku Xayiray Qorsheynta Dhulka Buuraleyda ah ee...

Maayarka Caasimadda Hargeysa oo Wareegto ku Xayiray Qorsheynta Dhulka Buuraleyda ah ee Caasimadda Ku Xeeran

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Cabdiraxmaan-Soltelco-300x300Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Caasimadda ahna Maayarka magaalada Hargeysa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Solteco), ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku mamnuucay qorsheynta dhulka buuraleyda ah ee ku hareeraysan magaalada.

Wareegtadan oo uu maayarku ku saxeexan yahay ayuu ku faahfaahiyay sababaha keenay inay joojiyaan qorsheynta dhulka buuraleyda ah ee ku yaalla caasimadda Hargeysa.

Wareegtadaasina waxay u qornayd sidan:  “Duqa caasimadda Hargeysa, ahna guddoomiyaha golaha deegaanka caasimadda Hargeysa:

Markuu arkay: Sharciga maamulka gobollada iyo degmooyinka Jamhuuriyada Somaliland, qodobkiisa 12aad farqadiisa 1aad iyo 3aad ee dastuurka dalka.

Markuu ogaaday: Xeer NO:17/2001 ee qodobkiisa 7aad xubintiisa 4aad oo tilmaamaya in meelaha buuraha, sanaaga dhagaxa, boholaha iwm ee magaaladu gaadho looma aqoonsanayo beer, magdhaw laguma celinayo.

Markuu garwaaqsaday: Duqa caasimaddu ahmiyada ay buuruhu u leeyihiin qaranka iyo nabadgelyada, si loo ilaaliyo difaaca circa ee ciidamada iyo tan ilaalinta guud ee caasimadda oo ciidamo loo dejinayo.

Markuu isku qanciyay: Duqa caasimaddu ahmiyada buuruhu u leeyihiin in la dhigo toowaro ku shaqeeya tamarta laydhka, cadceeda iyo dabaysha.

Markuu tixgeliyay: Tallada masuuliyiinta ay khusayso hawshani, wuxuu soo saaray:

1- Ka dib markii uu arkay dhamaan asbaabaha kor ku xusan laga bilaabo maalintii ay bishu ahayd 26/09/2013 wuxuu go’aansaday in gabi ahaanba la joojiyay qorsheynta dhulka buuraha, marka laga reebo dhulka babaca ah ee biyo shubka beerta ah sida ku cad Xeer NO: 17/2001, qodobkiisa 7aad, xubintiisa 4aad.”

Dhulka bannaan ee ku wareegsan Caasimadda Hargeysa, ayaa gebi ahaantiiba gacanta ugu jira shacabka, lamana saadaalin karo saamaynta go’aankan ay dawladda Hoose qaadday ku yeelan karo Dhulka buuraha u badan oo shacabku ay isa siiyeen mulkayaddiisa, taas oo inta badan muran iyo iska-horimaadka ka dhexabuurta bulshada dhexdeeda.

SOMALILANDPOST.INFO

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories