HomeWaddo Xumada Haysata Xaafadaha New Hargeisa Iyo Biibsiga Waa Mid U Baahan...

Waddo Xumada Haysata Xaafadaha New Hargeisa Iyo Biibsiga Waa Mid U Baahan Gurmad Deg-Deg ah: W/Q Farhan Mohamed Sultan Nur (Rakad)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

RakadWaxaan si qiimo badan u salaamayaa dhamaan bulshada Somaliland iyo bahda war baahinta ee madaxabanaan.

Golaha deegaanka hargeisa waa shan iyo labaatan xubnood runtii xubin kastaaba waxay u galeen  golaha deegaanka waa dan isaga un u gaara waayo waxaad ka garanaysaa ma jiro mid qudha oo leh wax ha la qabto kuma arkaysid marnaba . taasina waxay sababtay in maanta wado xumadu sii balaadhato waliba qaybo ka mida magaalada hargeisa oo caasimadii ah ayaa waxaan kaba jirin wax wado ah habaysan  oo marka aad dhex  tagtid aad aad ula yaabaysid sida ay u eeg yihiin iyo sida dawlaa hoose markasta indhaha ugu daawato wado xumada dalka ka jirta sidaana aynu caasimad ku sheeganaynaa.

 Hadaba hadaan u soo dhaadhaco ujeedada ugu muhiimsan waxa weeye waxa jira xaafado badan oo hargeisa ay ku haysato wado xumo waxaana ka mida wadada new hargeisa  ee isku xidha hargeisa iyo burco ayaa ilaa inta laga baxayo xaafadaas waxaad ku arkaysaa wadadii oo aad u jajabsan,dilaacsan, taas oo markuu roob da,ana aad aad u naxaysid waayo looma samayn meel kaliya oo uu daadku maro, runtii waxa dawlada hoose  aanay aad u garanayn sida biyaha iyo roobabka la iskaga farsameeyo  iyagoon walina aan u samayn wax qorshe ah.

Hadaba bal soo fiiriya xaafada new hargeisa wadada wayn ee dhex marta ka dibna qiimeeya siday tahay walaahi waad naxaysaa hadaad aragto marka uu roob da,o iyo markastaba.

Waxa iyana soo raaca xaafada biibsiga oo iyaduna aanba lahayn wax wadaa taas oo markasta sababta in dadku karahsadaan dhamaan dawlada hoose iyo cidkasta oo awood u lahayn xalinta wado xumada dalka. Xaafada biibsiga waxa ku taal jaamacadii qaranka EE UNIVERSITY OF HARGEISA waxaanay u baahan tahay in si dhakhsaa wado loogu sameeyo oo aan la daawan wado xumada xaafadaha qaarkood waxa waliba soo raaca  xaafadahaasi ma laha goobaha qashinka ee loo yaqaan waste collection box kaas oo aanay lahaynba . ardayda jaamacada hargeisa  waxaan leeyahay idinkoo aqoontiina ku daraya bal isku daya inaad idinku samaysataan wadadaas imanaysa jaamacada si aad uga  maarantaan cidkalaba.

Sawirkani waa mid ka mida xaafada new Hargeisa oo roob ku da,ay iyo sida ay noqotay.
Sawirkani waa mid ka mida xaafada new Hargeisa oo roob ku da,ay iyo sida ay noqotay.

Waxaan hadaba kula talinayaa dhamaan dawlada hoose iyo xildhibaanadeeda in lagu sameeyo qiimayn labadaas xaafadood inkastoo aanay iga hayn xumaan sheeg laakin ay iga tahay in wax la qabto oo aynu noqono dawlad meelkasta ka dhisan oo dadkeedu u bogeen.

Waxaan kaloo u baaqayaa dhamaan dadka degan xaafadahaas  new hargeisa iyo biibsiga inay dawlada  hoose la shaqeeyaan oo ay isku dayaan inay iyaguba dhistaan wadooyinkooda haday awoodaan oo ay xaafad xaafad wax uga ururiyaan gudida xaafadu waa ay ka maarmi karaan dawlad hoosaba farxad na way u noqonaysaa dawlada iyo  cidkastaba .

Xildhibaanadana waxaan leeyay kolay waad ku cusub tihiin shaqade ma fiicna in laydin canaanto ee waxa wanaagsan inaad samaysaan indho indhayn oo aad kormeer samaysaan marmarka qaarkood oo waliba aad ogaateen xaalada xaafada kolay waad ogtiin oo waaba aad dhex degan tihiin laakin wax qabadkiinii ayaa loo baahan  yahay .

N.B

Aynu qabsano waxkasta oo aynu qabsan karto .

Dawladana hoosana aynu kula shaqayno talo iyo toosinba

Farhan Mohamed Hassan sultan nur (Rakad)

 Email:farxaanmxd@gmail.com

TELL: 252263–4400319

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories