HomeXukuumadda iyo Warshadleyda Somaliland oo kulan ballaahan ku gorfeeyey Caqabadaha la deriska...

Xukuumadda iyo Warshadleyda Somaliland oo kulan ballaahan ku gorfeeyey Caqabadaha la deriska noqday Warshadleyda Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaarada wershadaha Md Abiib Diiriye NuurIyo  Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi, ayaa  maanta ka qayb galay, Kulan Guud oo ay isugu yimaadeen Daneeyayaasha arimaha  wershad-layda, kaasi oo lagu qabtay Huteel maansoor ee Hargeysa.

Kulanka oo lagu arrinsayay Dhibaatooyinka Guud ahaan haysta wershadlayda,Waxa ugu horayn halkaa ka qaybgalayaasha  ugu soo bandhigay dhibaatooyinka ay wershadlaydu ka cabanayso.

Gudoomiyaha Ururka wershadlayda  Maxamed sh.Cumar, waxa uu sheegay in dhibaatooyinka wershadaha haysta ay ka mid yihiin:iyada oo aanay jirin  siyaasad cad  oo lagu wado wershadaha dalka.. iyada oo aanuu jirin baan horumarineed oo ay wershaduhu wax ka sii amah-daan, kana furtaan L.C-yada.

Waxa kale oo uu Gudoomiyaha wershadlaydu sheegay, inay haystaan oo kale  dhibaatooyin dhinaca  korontada iyo biyaha ah ,waxaanuu xusay in wershad kastaa ku tiirsan tahay dab-dhaliyayaasheeda,Waxaanuu Gudoomiyaha wershadlaydu  tilmaamay in  aanay haysan wax qiime dhimis ah  xagga shidaalka  marka ay  haamaha ka soo iibsadaan.

Waxa kale oo uu  xusay in ay haysato suuq  la’aani wershadaha, suuqa keliya ee ay haystaana uu yahay gudaha dalka oo keliya. Waxaanuu inta ku ladhay in dhibaatooyinka ugu waaweyn ee wershadlaha la deriska ahi ay tahay qalabka dayac-tirka wershaduhu u baahan yihiin  oo ay mar kasta dibadda u doontaan kharash iyo waqti badanina kaga baxo, Iyo iyada  aanay jirin oo kale kala xadaynta wershadaha  oo layska daba keenayo iyaga oo wax isku nooca soo saaraya sida wershadaha biyaha oo kaleWaxaanuu Gudoomiyhu ku baaqay  in wershadaha inta  hadhay ee shaqaysa  ay u baahan yihiin inay  dedaal lagula shaqeeyo u sameeyaan daneeyayaasha wershaduhu  si aanay intooda hadhay u xidhmin.

Wasiirka wasaarada Wershadaha Mud,Abiib Diiriye Nuur ayaa isna hal-kaasi ka soo jeediyey hadalo ku saabsan sababta qabashada kulankan iyo sida loo baahan yahay  waxaanuu tilmaamay in wershado xukuumiyi aanay jirin balse ay shacabku leeyihiin wershadaha jirin. Isaga  oo farta ku fiiqay  xoolihii noolaa ee aynu ku tiisanayna ay sii yaraanayaan .iyada oo loo baahan yahay ayuu yidhi in wershadaha  la sii kobciyo oo la kordhiyo.waxyaale badan uu ka garaabay inay wershadaha haystaan.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories