HomeNatiijada Ciyaar Kubadda Koleyga ah oo Hargeysa ku Dhexmartay Naadiyada Jabuuti City...

Natiijada Ciyaar Kubadda Koleyga ah oo Hargeysa ku Dhexmartay Naadiyada Jabuuti City Council iyo GAASHAAN

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

naadigaHargeysa (SLpost)- Ciyaar Saaxiibtinimo ah, ayaa maanta gelinkii dambe garoonka Kubadda Koleyga ee Timocadde ku dhexmartay Kooxda Gaashaan ee Ciidanka Qaranka iyo koox ku ciyaaraysa magaca magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo dorraad socdaal ku yimi dalka.

Ciyaartan oo daawashadeeda ay goob-joog ka ahaayeen Gudoomiyeyaasha Xidhiidka Kubada Kolayga ee Somaliland iyo Dalka Jabuuti, Saraakiil ka socotay Ciidanka Qarranka ee Somaliland iyo dadweyne aad u tiro badan, ayaa ku bilaabantay jewi deggan oo labada dhinacba qaabciyaareedkoodu ku dhisnaa weerar iyo Weerar Celis, inkast oo qaybtii hore ee Ciyaarta ay ku Gacan sareeyeen Kooxda ku ciyaarta Magaca Ciidanka Qaranka ee Gaashaan waxaana qaybta 1aad lagu kala nastay 25 dhibcood oo ay la yimaadeen Kooxda Gaashaan iyo 17 dhibcood ay keensadeen Kooxda Jabuuti City Council.

Qaybtii danbe ee Ciyaarta, Kooxda Jabuuti City Council waxay dardar la soo gashay garoonka isla markaana waxay wax badan ka beddeleen hanaankii ay markii hore u ciyaarayeen, waxaana labada dhinacba u suurto-gashay inay dhashadaan goolal wax ka beddelay natiijada qaybtii hore.

Gebogabadii ciyaarta, waxa ay Guushu ku raacday Kooxda Gaashaan ee Ciidamada Qaranka Somaliland oo keensatay 44 dhibcood halka ay Kooxda ku ciyaaraysa magaca  Jabuuti City Council ay keensadeen 42 dhibcood.

Kooxda Jabuuti City Council, waxa ay maalinta Berri ah Ciyaar saaxiibtimo la yeelan doonaan Naadiga kubadda Koleyga ee Ciidanka Asluubta ee Goodir.

Somalilandpost.net/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories