Xukuumadda oo joojisay Ruqsadaha la siiyo Wershadaha Cusub ee noocoodu hore uga jiray Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Md Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timo-cad), ayaa sheegay inay xukuumaddu wax ka qaban doonto caqabadaha ku gadaaman warshaydleyda...
Waa Su’aal Da’weynoo Madaxa daalinayse, Hadii dabku dhaxamoodo maxaa lagu diiriyaa? Jawaab?…Xukuumada Soomaaliland waxii lagu dabiibi dadweynahaa laweydiin!!!
Hadal iyo murtiba umada Af-Soomaaliga ku hadashaa hore ayey u dhamaysay.. waxaa jiri jirey nadaam iyo hab dhaqan aynu kusoo caano maalnay, kaasoo ahaa...
Milicsiga Shirarkii ay hore u soo qabsatay Beesha Sacad Muuse – W/Q: Cali Cabdi Coomay (Q.2aad)
Shirkan beesha Sacad Muuse qabsatay ayaa ka dhacay magaalada Hargaysa. Ujeedada shirkan ayaa ahayd sidii looga arrinsan lahaa mag lagu xukumay beesha oo lacagteedu xad-dhaaf ahayd. Bal in yar aynu faahfaahino ujeedada magta iyo dilalkaii dhacay.
Xukuumadda Somaliland oo Heegan Galisay Ciidamadeeda Milatariga, kana digtay Khasaare ka dhasha socdaalka Madaxweyne ku-xigeenka Maamu-goboleedka Puntland ku joogo TALEEX
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Warancade, ayaa ka hadlay safar uu madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland ku yimid deegaan...
Maxaad ka taqaanaa Shiikh Xasan Daahir Aways?
Waxaan go’aansaday inaan warbixin kooban ka qoro Shiikh Xasan Daahir aweys, qoraalkan waxaa igu kalifay inaan qoro, sedex arimood oo kala ah. 1-Waxaan ogaaday ummadda...
Burco: 76 Qof oo Isu-diiwaangeliyey ka-qayb-galka Saamiga Shirkadda Pontus Marine oo maal-gashi ku samaynaysa Wax soo-saarka Kalluumaysiga
Burco (SLpost)- Shirkad ka shaqayn Doonta ka ganacsiga kalluunka oo magaceedu yahay Pontus Marine, ayaa caawa Kulan Balaadhan ku qabtay Magaalada Burco ee Xarunta...
“Dhalandhoolka dhallaanka dhib weyn baan ku Qabaa” – W/Q: Samataliye Cabdisitaar Dubad
“Dhadhamada dhalaankani dhul-shisheeye loo dhigay dhulgariir ka Daraneee dhalintii dhulkaygaay dheef miyaad u aragteen dhalanteedka Yurubee afrikaan dhiciisiyo Magafiyo dhibtiisii Saxarii dhunkaal iyo Cunay Dhaayahaygii Dhamaantood dadkaygii Dhimashada u wada qoray” Ereyadii Samataliye Cabdisitaar” Tahriibku (Illegal...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

