HomeXukuumadda oo joojisay Ruqsadaha la siiyo Wershadaha Cusub ee noocoodu hore uga...

Xukuumadda oo joojisay Ruqsadaha la siiyo Wershadaha Cusub ee noocoodu hore uga jiray Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Md Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timo-cad), ayaa sheegay inay xukuumaddu wax ka qaban doonto caqabadaha ku gadaaman warshaydleyda dalka isla markaana aanay ruqsad siin doonin warshadaha cusub ee noocoodu hore uga jireen dalka.

Wasiirka Warshaduhu waxa kale oo uu ka hadlay qabadaha waaweyn ee haysta warshadleyda dalka ku tilmaamay inay ka mid yihiin adeegyadda Korontada iyo biyaha oo aanay ka haqab la’yn.

Md. Abiib Diiriye Nuur waxa sidaas ka sheegay mar uu ka hadlayey kulan-hawleed laba maalmood socday oo lagu soo gabo-gabeeyey Hargeys, kaas oo lagu eegayay kobaca iyo wax soo saarka warshadleyda Somaliland iyo caqabadaha ku gadaaman.

Wasiirka oo ka hadlayay muhiimadda kulankaas, ayaa sheegay in muhiimadda kulanWaxaanu xusay in kulankan ay ka dhalanayso oo laga soo saari doono daraasad lagu waajahayo sidii meesha looga saari lahaa dhibaatooyinka mijo-xaabin kara inay warshadaha dalku tanaadaan.

abiibWasiirka Warshaduhu waxa uu ku dooday inaanay Wasaarad ahaan ruqsad siin doonin warshado cusub oo noocyadoodu hore dalka uga jireen si aanay isku xidhin, waxaanu taas ku sababeeyey taas in warshadaha isku midka ah ee dalka laga wada furay ay saamayn taban ku yeelatay wax-soo-saarkooda

Wasiirka Warshaduhu waxa uu iftiimiyay inuu jiro qorshe ay wada jir iskaga kaashanayaan wasaaradaha Ganacsiga iyo Warshadaha Somaliland oo la xidhiidha in Ganacsiga loo kala saaro derajooyin kala duwan, iyada oo ganacsatada loo kala saarayo jumladle iyo tafaariiqle.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories