Natiijada Ciyaar maanta dhexmartay Xulka Kubadda Koleyga Caasimadda Jabuuti iyo Kooxda Asluubta
Hargeysa (SLpost)- Kooxda Kubadda Kolleyga ee Ciidanka Asluubta iyo Koox ka socota Waddanka Jabuuti oo ku ciyaaraysa Magaca Caasimadda dalkaasi, ayaa maanta gelinki dambe...
Madaxtooyada Somaliland oo Siyaasiinta Mucaaradka ah Qaarkood ku tilmaantay inay U Baahan yihiin Nasasho ay ku Qaataan Goobaha Cilaajyada ee Dadka Xanuunsada lagu Dabiibo
Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa ku tilmaantay siyaasiyiinta gadh-wadeen u ah hoggaanka Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID qaar ku fashilmay loolanka siyaasadda dalka, wakhtiganna...
Xoogga Dhalinyarada iyo waayo aragnimada Odayaashu Waa Lamaane is Haga – W/Q: Axmed Cali Kaahin
Waxa aad moodaa in calanka dhalinyaradu uu aad u ba’banaayo, dabaysha dhacaysaana u xoogan tahay waa doorkii dhalinyarada. hadaba hadii doorkii dhalinyarada ay tahay...
Hubaal wuxuu haraad tirey Bahda Qoraaga Somaliland ee u heelan in ay qoraal wax kusaxaan – W/Q: Cabdiraxmaan Bulshaawi
Ama waa la muuqdaa ama waa la maqanyahay oo madasha lama tago, waxaa kaloo layidhi ninka maqan oo la tabaa waa ninka jooga ceebtii,...
Daryeel Xumada Darbi jiifta iyo Dadka Dhimirka waax ka Qaba Haysa iyo Wasiiro Xukumadda Siillanyo Ah Oo Saacado (7000 $ Dollar) Xidhan
Waxa Todobaad ka hor madaarka Hargeysa lagu xidhay laaba ka mid ah Shaqaalaha ka hawl gala qalabka Amaanka ee lagu baadho dadka ka dhoofaya...
Gudida Abaaraha Awdal Iyo Masuuliyiin Kale Oo ka hadlay Musuqmaasuq lala Xidhiidhiyey Badhasaabka Gobolkaas
Boorame (SLpost)- Xoghayaha Gobolka Awdal, oo ay weheliyaan xubno ka mid ah gudida Abaaraha ee gobolka Awdal ayaa maanta ganafka ku dhuftay war lagu...
Gudoomiyihii Hore ee Degmada Allaybaday Arinkiisu Ma Nin Daad Qaaday Xunbo Cuskaybaa? – W/Q: Maxamed Haldoor
Salaan ka dib, masuul kasta oo umad xil u qabtaa waxa uu kasbadaa sharaf haddii uu wax-qabad la taaban karo iyo taariikh kaga tago...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

