Monthly Archives: August, 2013

spot_imgspot_img

Hargeysa iyo Bandhigga Hal-abuurka! – W/Q: Saddam Carab

Sida bilaha iyo maalmaha, mirirrada iyo saacaduhu u kala barako badan yihiin ayey goobaha laftoodu na u kala ayaan badan yihiin. Goobtu waa Hargeysa...

Madaxweynaha Somaliland oo Xayiraaddii ka qaaday Wargeyska madaxa-bannaan ee Hubaal, Masuuliyiintiisana Cafis u fidiyey

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta saamaxaad u fidiyey Guddoomiyaha Wargeyska madaxbannaan ee Hubaal Mr. Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay)...

Dhaliilaha Siyaasiyiinta iyo War-baahintu saameyn intee-leeg bay ku yeelan karaan Qaranimada?

Qofka bini’aadamka ahi waxa uu baahiyo ama qalin ha ku gudbiyo ama hadal ha ku gudbiyee waxay naftiisa iyo dalkiisaba ku keentaa ama ay...

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo ka hadlay eedeynta kufsi ee ka dhacday xerada AMISOM

Muqdisho (SLpost)- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa walaac kulul ka muujiyay eedeymaha ku aaddan...

Xisbiga UCID oo Xukuumadda uga digay Faro-gelin siyaasadeed iyo Carqaladayn ay kula kacdo Shirka HOODAALE ee Beelweynta Sacad Muuse

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ee UCID, ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inay faragelinta siyaasadeed ka deyso Shirka HODAALE ee beelweynta Sacad Muuse uga...

Wargeysyada ka soo Baxa Hargeysa oo Ka Maquurtay Daabacadda Warkii Furitaanka Dib-u-Dhiska Madaarka Hargeysa iyo Asbaabaha loo Aanaynayo Arrintan

Hargeysa  (SLpost)- Jariiradaha Madaxa-bannaan ee ka soo baxa magaalada Hargeysa, ayaa gebi ahaan ka muquurtay daabacadda warkii furitaanka dib-u-dhiska iyo casriyeynta lagu sameeyey madaarka...

Waar Jooji! (Sheeko gaaban) – W/Q: Cali Cabdi Coomay

Goor-sheegtu waa sagaalkii iyo badhkii aroornimo, waa maalin salaasa ah. Cadeedu ma kulula mana qabooba. Dabayl aan sidaa u sii badnayn ayaa ka soo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img