HomeXisbiga UCID oo Xukuumadda uga digay Faro-gelin siyaasadeed iyo Carqaladayn ay kula...

Xisbiga UCID oo Xukuumadda uga digay Faro-gelin siyaasadeed iyo Carqaladayn ay kula kacdo Shirka HOODAALE ee Beelweynta Sacad Muuse

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Abdi-M.SaleimanMingisteHargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ee UCID, ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inay faragelinta siyaasadeed ka deyso Shirka HODAALE ee beelweynta Sacad Muuse uga furmaya degmada Agabar ee Gobolka Gabiley.

Xisbiga UCID waxa uu si weyn u soo dhaweeyey qabsoomidda shirkaas oo ay ku tilmaameen mid wanaag iyo isu soo dhawaansho u horseeda beelaha kale ee ku dhaqan Somaliland, isla markaana shirkaasi la mid yahay shirarkii ay qabsadeen beelaha kale ee ku dhaqan Somaliland.

Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Xoghaya Arrimaha Gudaha ee Xisbiga UCID, kaas oo qornaa sidan:-

“Waxaa mudan in marka hore aanu halkan salaan  uga soo gudbino  guud Shacabka qaaliga ah ee reer Somaliland ,meelkastoo ay joogaan dibada iyo gudahaba.Salaan ka dib waxaanu  aaminsan nahay in  Shacabka reer Somaliland  ay  masuul ka yihiin   ilaalin —-adkeeyan nabada –wada tashiga iyo horumarka guud  ee dalka Somaliland.

Sidaa daraadeen Xisbiga Daryeel iyo Cadaalada(UCID),wuxuu   halkan ku cadeynayaa :-

1. Waxaanu si buuxda u soo dhoweynayaa,una taageeraynaa  Xisbi ahaan Shirka Beesha Sacad –Muuse ,ee loo bixiyey « Hoodaale »,kaas oo la qorsheeyey in uu  ka furmo  doono  degmada Agabar ,ee gobolka Gabilay 18.08.2013.

2. Xisbiga UCID,wuxuu u arkaa shirkaas mid  ay xaq u leeyihiin Beeshu,danaha u gaarka ahna ay  Beeshu,kaga tashanayso.Waa u ducaynaynaa in uu ugu qabsoomo,uguna dhamaado nabad gelyo, warka ka soo baxaana uu noqdo mid Beesha ,Beelaha kale iyo guud ahaan Somaliland waxtara.

3.  Xisbiga UCID,wuxuu ku baaqayaa in shirka la daayo fara-gelinta carqaladeynta . Waa xaqiiqa in ay Beeshu xaq u leedahay in ay danaheeda ka shirto sidii Beelaha kaleba uga shireen danahooda,ugana shirdoonaan mustaqbalka.”

ALLAA   MAHAD   LEH

 Abdi M.Saleiman(Mingiste)

Xoghayaha.Arimaha Gudaha iyo Xidhiidhka Gobolada.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories