Monthly Archives: August, 2013

spot_imgspot_img

Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay War lagu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo iyo Guddoomiyaha Kulmiye Isku Khilaafeen Kulan ku Dhexmaray Madaxtooyada

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa war-xumo tashiil iyo meel-ka-dhac ku tilmaamay warar ay baahisay saxaafadda qaarkeed, kaas oo lagu sheegay...

Madaxweyne Siilaanyo oo Bulshada ku Booriyey inay Meel uga soo jeestaan Dadka Caqabadda ku ah Horumarka Dalka iyo Xukuumaddiisa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa mar kale kaga dhawaajiyey inay xukuumaddiisu diyaar u tahay fulinta masuuliyadda Qaran ee Shacabku...

Maxaad ka ogtahay faa’iidada Caanaha Geellu ay leeyihiin?

Asalamu Calaykum Warraxmatullaahi Wa barakaatuhu. Geellu waa haldoorka xoolaha aan dhaqano , geella ayaa si weyn looga dhaqdaa wadamada Jasiiradaha Carabta,Bariga iyo Waqooyiga Afrika iyo...

Madaxweynaha Somaliland oo xadhigga ka Jaray Dib-u-casriyeyn lagu sameeyey Madaarka Caasimadda oo muddo Sannad iyo dheeraad ah Xidhnaa (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dib u furay Garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport ee Magaalada Hargaysa oo...

Safiirka Britain u fadhiya Addi Ababa oo ka hadlay Xidhiidhkooda Somaliland iyo baaq loogu jeediyey inay dawladdiisu wax ka qabato Xannibaadda Xawaaladaha Soomaalida

Hargeysa (SLpost)- Safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan dawladda Itoobiya iyo Arrimaha Soomaalida, Mr Mills Wigen, ayaa xidhiidhka Somaliland iyo dalkiisa ku tilmaamay mid soo...

Carwada Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa oo Maanta si Rasmi ah loo Furay

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta Xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda si rasmi ah uga furmay Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa (Hargeysa International Book Fair) oo...

Mr. President: Nothing is wrong with defending your Government’s Achievements in Public!

Your Excellency Mr. President, in spite of your wisdom, honesty and unrelenting nature, the help, support and an actively involvement of the country’s citizens are vital. No doubt about that you are pursuing a cause that is valuable and honourable, but the chances of succeeding and achieving the projected goals of your government are partly dependent on the degree of involvement of its citizens.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img