Haddii qarankii la dhacay, Bulshada degaankana ma la dhacayaa? – W/Q: Maxamed C Ciise
Waxa maalmahan Saxaafadda Somaliland aad ugu soo baxayay cabasho xoogan oo ka soo yeedhaysa qaar ka mida bulshada degaamada Somaliland, gaar ahaan gobolka Togdheer, ...
Siyaasiyiin MAGAC ay la baxeen Xukuumadda Tamar Badan ku lumiyay oo u diga-rogtay MADASHA wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka ee Bilowgii Bishii Ramadaan lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa, ayaa xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo ku dhaliilay tamarta iyo...
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Oo Casuumad Casho- Sharaf, Is-Xog-Wareysi Iyo Soo-dhaweyn Isugu Lammaan Ku Qaabilay Qurba-joogga Xisbigaasi Iyo Khudbadihii Madasha Laga Jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa xalay casuumad casho sharaf, is-xog wareysi iyo soo dhaweyn isugu lamaanayd ugu sameeyey qurba-jooga kala duwan...
Faahfaahinta Markab Xoolo ka Qaadi-rabay Dekedda Berbera oo ku Shuf-beelay Duleedka Magaalada (DAAWO VIDEO)
Berbera (SLpost)- Maareeyaha Dekeda berbera Cali Xoor Xoor ayaa Xaqiijiyey in uu markabkaasi uu Guud aah uu shuf beelay oo uu gubtay waxanu intaasi...
Milicsiga shirarkii Beesha Sacad Muuse hore u qabsatay iyo qaabka saami-qaybsiga – W/Q: Cali Cabdi Coomay
Waxay soo bandhigi doonaa shirarkii ugu waaweynaa ee ay soo qabsatay beeshu intii taariikhdu qortay. Waxaynu si weyn u lafa-guri doonaa shirarkaasi, meelihii ay...
Khataraha ku Duugan Isticmaalka Lacagaha Qalaad – W/Q: Abdirashid Ahmed Guleid
Gooni isutaaga Somaliland waxa uu keenay in shillinkii uu Siyaad Barre ka tegay inuu saaxada ka baxo, isla markaana Somaliland ay samysato lacag u...
Shirweynaha HOODAALE ee Beelweynta SACAD MUUSE oo maanta furmay iyo Nuxurka Khudbadihii laga jeediyey (DAAWO SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madax-dhaqameedka beelaha Galbeedka iyo Woqooyiga Hargeysa oo isugu jira Salaadiin, Boqorro iyo Cuqaal, ayaa maanta si rasmi ah degmada Agabar ee gobolka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

