Tahriibku waa aafo Qaran oo aan cidna lagu dhaliili kareeyn, sideese loo yareeyn karaa – W/Q: Xasan Waraaba-cadde
Tahriibtu waa aafo qaran oo ku habsatay dalkeena waa aafo qaran oo dhalinyartii hablo iyo inamaba qulqulayaan waa aafo qaran oo ka mid noqotay...
WARBIXIN laga diyaariyey Tacaddiyadii, Caga-jugleyntii iyo Xayiraadihii lagula Kacay Xoriyatul-Qawlka Somaliland LIxdii Bilood ee Sannadkan
Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa war-bixin ka diyaariyey tacaddiyada iyo xad-gudubyada sharci ee lixdii Bilood ee u dambeeyey loo geystay Warbaahinta...
Golaha Madaxa-bannaan ee WADA-TASHIGA oo soo-Dhaweeyey Is-gaashaanbuuraysiga Labada Xisbi Mucaarad, Baaq Dhiirri-gelin ahna u Jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Golaha Madaxa-bannaan ee Wada-tashiga iyo Toosinta, ayaa soo dhaweeyey Heshiiska isbahaysi ee dhexmaray labada xisbi mucaarad ee UCID iyo WADDANI, halka sidoo...
Lamaane – W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi
Eraygan lamaane waa eray rayi ahaantayda ila ah inuu yahay eray ka kooban laba eray oo leh laba micne laakinse marka laysku keeno yeesha...
Warancaddow Baabuurta Adoo Ku Mahadsan Dariiqeed U Martay – W/Q: Cabdi Xaji Axmed
Waxa lagu yaqaan nimanka maafiyada loo yaqaano oo siyaasi iyo ganacsiba isagu jira rag firfircoon ooh awl kasta muddo yar ku dhaqaajiya. Ma eegaan...
Wasiirka Maaliyadda JSL Waa Wasiir Ku Dayasho Iyo Mahadnaq Mudan Se Aan Gayin Cay Iyo Aflagaado – W/Q: Abdirahman Y.M
Wasiirka Maaliyada Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdicasiis Samaale Waa Mid Ka Mid Ah Tiirarka Umada Reer Somaliland Ku Faanto In Badana Ay Xusi Doonto Taariikhdu....
Heshiishka UCID Iyo WADDANI, Waxaa iiga Baxey! – W/Q: Fouad Abdisalam
Salaamu laahi caleykum Shaley (24 July) waxaa uu heshiish laba geesood ahi ku dhex marey Ambassador hotel hargeisa labada xisbi siyaasi ee mucaaridka ee UCID...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

