HomeLamaane - W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi

Lamaane – W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

RIDWAANEraygan lamaane waa eray rayi ahaantayda ila ah inuu yahay eray ka kooban laba eray oo leh laba micne laakinse marka laysku keeno yeesha macno kale waana sidan;

Lamaane = la iyo maan halka e-da danbena ay tahay mid sheegaysa adkaanshiyo sida wax isku naban, isku sdkan, nisbeyn ama xoojin dhinaca dhaaqa ah. Hadaynu midba gaar u soo qaadano waxay ina tusi karaan wejiyo kala macno duwan halka haddii laysku keeno ay sameeyaan macno kale.

La;waxay micno ahaan ka turjumaysa ‘waxaad weyday oo kale amba aad baadi goob u jirto sida in qof kaa lumay aad daabi-doon u tahay, waxa kale oo ay yeelan kartaa micnayow kala duwan. Waxay inta badan muujisaa wax liidasho naf ahaaneed kugu hayo, waxa kale oo ay muujisaa tabasho, damcad, farxaad iyo kuwo kale oo la mid ah.’

Maan;waa garaadka ama qeybta garashada ee maskaxda, ma odhan karno waa maskaxdaada sababto ah midna waa garashadii <maan> ka kalena waa magacii guud <maskax> ee uu lahaa, sikale hadaan kugu dhigo maanka oo lagu daray xuubka ku dahaadhan, qalfoofka iyo dhamaan wuxuu ka kooban yahay ayaa laysku yidhaahdaa maskax.

Tusaale ahaan;

Wasaarada iyo wasiirku maxay ku kala duwan yihiin

Midi waa hawl gallihii halka kalena ka yahay magacii guud ee koobsanayey dhamaan qalabka iyo agabka uu wasiirku ku hawl galayey.

Halka e-danbenaay tahay mid inta badan muujisa nisbeyn ama u nisbeynimo shay wuxuu lahaa.

Tusaale ahaan;

Guule = oo macnaheedu tahay cidii guusha lahayd, hadaynu nidhaahno guul’ waa mid waqtigaa la garaney cida guushan leh laakinse waxaynu ognahay in ay guul jirto iyo qaar kaloo badan sida buurane, balaadhane, bootin-dheere, barre, beere,. burhaanle. Iyo wixii la hal maala oo aan maggac ahayn.

Hadaba erayga lamaane waxaynu ku qeexi karnaa dhawr siyaabood sida ;

Inagoo mar mideynayna macnaha labadan eray ee uu ka kooban yahay iyo nisbeeyahooda waxana aynu odhan karnaa;

“waa baahi ka dhaxeysa laba shakhsi si ay isku dhameystiraan” hadaad u fiirsato waxaad ka dhex dheehan kartaa micnaha labada eray ee uu ka kooban yahay lamaane.

Dhica kale waxaa inta badan lagu qeexa dareenada ay dadku abuuraan iyo ficilada ay inbadan dadkaasi qeybsadaan ama iska kaashadaa, sida in la yidhaahda ‘waa dabar isku haya laba qalbi si ay u wadaagan dareen mida’, waa nolosha ay wada bar-baariyaan qalbiyo isku dhaxay’, waa mid ahaanshiyaha laba ruux oo keli ku kala noolaa’ iyo “In laba qof nolosha qaybsadaan si wadaag ahna gurgooda u abqaalan, ubad tarbiyeysan u soo saaran iyagoo ka siman qaabka ababineed ee ubadkooda ayaa la yidhaahdaa lamaane.”

Nolosha lamaanuhu waa bad-weyn dadkeenu inta badan ku dhisaan siyaabo kala duwan sida in ‘wiilka iyo gabadhu ay marka hore ahadaan dad wadaagay dareen ka madhan xumaan oodhan sidaana ku mideeya noloshooda”, in gabadh loo dooro wiil wanaagsan oo dhaqan iyo diin leh sidaana ay ku dhisaan nolol lamaanenimo leh ama wiilka loo dooro gabadh wanaagsan sidaana uu kula unko nolol lamaane ku dhisan.

Hadaba sidii la doono nolol lamaane ha lagu dhisee waa mid markasta u baahan oo qudha in labada qofi ay yihiin dad;

  • Diin leh
  • Dhaqan leh
  • Dulqaad la iman kara
  • Is-afgashana leh

Afeef: waa rayi ama fikir aan qabo in erayga lamaane sidaa lagu qeexi karo.

Fikirkaagu waa mid kasta dadku u baahan yihiin si ay kuula arkaan adna laguu saxo.

Email: ridwaan_99@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories