Monthly Archives: July, 2013

spot_imgspot_img

Wasiir Samaaloow, Waxaad Qarisay Waxa Ka Mid Ah … – W/Q: Cabdi Xaji Axmed

Maxamed Xaashi markuu Wasiirka noqday waxa ididiilo soo gashay shaqaalihii koluu salka dhigeyba uu boqolkiiba boqol u kordhiyey uuna balan qaaday inuu sidaas ku...

Madaxwayne, Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Ma Wasaarada Iyo Qaranka U Soo Shaqee Ayaad U Soo Magacawday Mise Wasaarada Soo Dumi – W/Q:...

Waxaa amintan lajoogo qalinka u qaatay arin aan qarsanaayey oo I qarsatay, rajadaan filaayey aniga iyo dhamaan dhakhaatiirta veterineryga ah iyo inta ila fikirka iyo dareenka ahiba oo ragaaday. samirkaanu samraynay oo nala jiitay hagardaamo iyo dibindaabyo dheeraadana la timi rabshado iyo isku dhac hor leh oo dalka iyo dadkaba taabata keeni karta oo uu nagu wado GDga WASAARADA XAANANADA XOOLUHU madax iyo minjaba taasoo hadaanu madaxweynuhu wax ka qaban taaban doonta doorkiisa iyo xisbiga kulmiyaba.

Gudoomiyaha xisbiga kulmiye muuse biixi cabdi oo maanta qudbad shacbiga soo jiidatey ka jeediyey xafladii Halkan ka dhageyso

Qudbad soo jiidatey shacbiga oo dhinacyo badan taabaneysey ayaa maanta gudoomiyaha xisbiga kulmiye mudane Muuse biixi cabdi ka jeediyey xafladii iskubiirka ururkii jamuuriga oo...

XOGTII WAXAAN KU HELEY ADEERKEY INEY BARI XUMEEYEEN

Qalinkii:  Libaan Xaaji fagadhe Akhriste qaliinka uguma talagalin inaan Bishan barakeysan qaado balse waxaa igu kalifey arin ubaahan inaan taariikh ahaan idin xasuusiyo ee ila...

Munaasibad lagu Xusay Mujaahidiintii Ku Shahiidday Halgankii Dib-u-xoraynta Dalka oo Caawa Hargeysa lagu Qabtay

Hargeysa (SLpost)- Xaflad baladhaan oo lagu Xusaayo Dhamaan Mujaahidiintii Dalkan u soo Halgantay ayaa Caawa lagu Qabtay Majliska Axbaabta Xabiibka (Majlisul Tanbiih) oo ku...

Taliyaha Ciidaanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay DIL Maanta Ka Dhacay Hargeysa

Hargeysa (SLpost)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeya Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay inay Ciidaanka booliska ku guuleysteen gacan ku-dhigista laba nin oo maanta duhurnimadii...

Somaliland: WORLD REMIT Reveals Direct Worldwide Money Transfer through Telesom’s Zaad Service

Hargeisa (SLpost)- World Remit, electronic worldwide money transfer company, has provided a new service for its customers in Somaliland, who can receive money from...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img