HomeWarancaddow Baabuurta Adoo Ku Mahadsan Dariiqeed U Martay – W/Q: Cabdi Xaji...

Warancaddow Baabuurta Adoo Ku Mahadsan Dariiqeed U Martay – W/Q: Cabdi Xaji Axmed

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxa lagu yaqaan nimanka maafiyada loo yaqaano oo siyaasi iyo ganacsiba isagu jira rag firfircoon ooh awl kasta muddo yar ku dhaqaajiya. Ma eegaan waxaas inuu sharci yahay iyo in kale, dariiq kasta oo qaloocan ayey u maraan siday hadafkooda u gaadhaan.

Wasiir Warancadde oon weli xilka loo dhaarin oon la ansixin oon lahayn awood lacag bixineed, ayaa muddo dhowr wig ah ku keenay 20 baabuur boliis, hadda waa kii shalay ka cabanaayey sharci darada Laanta Socdaalku ku soo iibsatay 20 baabuur. Isna isagoon marin Guddidii Qandaraasyada, isagoon iclaamin ayuu hoosta cid ka siiyey.

Warancaddow bal noo sheeg dariiqa aad u maratay, cidda keentay iyo sicirka baabuurta. Waxa la yidhahadaa warancadde waxbuu qabtaa. Haye bal haddaan kaa qaado 100 kun dollar oon wax kuugu qabto 20 kun inta kalena aan qaato ma waxaad ii arkeysa nin wax kuu qabtay mise nin ku dhacay.

Waar ummadana ha ka korto inay u sacab tumaan wax yar oo muunad la hor keeno kolka inta badan jeeb gaar ah ay ku dhacayso.

Waxaan ka war sugaynaa in Warancadde is caddeeyo oo uu inoo sheego qiimaha baabuurtu inagu joogto, iyo inay tahay baabuur qorshaha ku jirtay oo Wasiirkii hore dalbay isna nasiib u helay. Ha inoo sheego dariiqa dhakhsaha badan ee uu maray, ha inoo sheego waxii uu shalay ku eedeeyey Laanta Socdaalk waxuu u sameeyey, heynoo sheego cidda uu ku naas nuujiyey. Warkaas markeynu helno ayeynu amaba odhan mahadsanid amba aynu arki ujeeddada dhabta ah ee ka dambeysaa inay tahay tuugo xarfadeysa,

Cabdi Xaji Axmed

hargeysawi@ymail,com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories