Prof Gees oo ka warramay Hannaankii Maamul ee Marxuum Cigaal ku debbaqi Jiray Xukuumaddiisa iyo Mansabyada ay Beeluhu ka helaan
Sannadkii 1999 aniga oo ah Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland ee Dawladdii Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, ayaa Madaxweynuhu Digreeto soo saaray uu ku magcaabayo...
Xukuumadda oo Qorsheynaysa Siyaasad ay Kaga Hawl-galayso Kala-Xadaynta Ganacsiga, Dheelli-tirka Xidhiidhka Ganacsiga dalalka Jaarka iyo Maal-gashiga Caalamiga ah
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa markii u horreysay si faahfaahsan u soo bandhigtay qorsheyaal siyaasadeed oo ay ku wejahayso qaabaynta Ganacsiga Somaliland la...
Radio SLpost: Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo ka War-bixiyey Wax-qabadka u qabsoomay Xukuumadda Saddexjirsatay
Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka warbixiyey wax-qabadyadii u hirgalay xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Siilaanyo oo Maanta saddex-jirsatay. Maanta oo Sabti...
‘Dhedo roob noqon weyday’ Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale Qormadii 1aad
“Seymaha ‘UNISOM’ u qoolayso Soomaali, waxa nala fiican in wadajir looga hor- tago, markaa Ictiraaf-doon ma aha, waa se Soomaali-badbaadin.” Mudane Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal, 28kii Oktoobar, 1994kii,...
Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa oo Abaalmarinno Guddoonsiiyey Arday Kaalmaha hore ka Galay Tartamo Qur’aanka Kariimka iyo Axaadiista Nebiga (NNKHA)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta galab qasriga madaxtooyada ku qaabilay Arday ka kala socotay gobollada dalka oo ku...
“Guul Group Wuxuu kaala talinayaa Ganacsiga iyo Maalgashiga” – WARSAXAAFADEED
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda GUUL GROUP, ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku soo bandhigtay adeegyo muhiim ah oo ay u qabanayso Qaybaha bulshada ee kala...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

