Monthly Archives: July, 2013

spot_imgspot_img

2007-kii iyo Talooyinkii Axmed Cawro Ee Kulmiye

Waxaan jecleystay inaan maqaalkan aan daabacay September 04/2007, aan dib idiin xusuusiyo, iyadoo aynu ku jirno dabaaldegi sannad guurada seddexaad ee xukuumadda Kulmiye. Waxaan dib...

Siyaasiyiin iyo Aqoon yahan Tageero ballaadhan u muujiyey Golaha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka

Hargeysa  (SLpost)- Guddoomiyihii Ururkii ku hadhay Qiimayntii Guddida Diiwaangelinta ururrada siyaasadda ee NUUR, Siyaasiyiin iyo aqoon-yahan kala duwan, ayaa ka hadlay mawqifkooda ku aaddan...

Mudane ka tirsan Goleyaasha Sharci-dejinta oo ka hadlay Ismaan-dhaafka Maamulka Dhulka Danta Guud ee Dhexmaray Maayarka Caasimadda iyo Xil Nac-nac

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sharci-darro ku tilmaamay tallaabada muranka dhalisay ee xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye...

Waa kuma hogaamiyaha af-gambiyey dalka Masar Gen. SISI? – W/Q: Cali Cabdi Coomay

Gen. Cabdi-fataax Siciid Xuseen Khaliif El-Sisi oo madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi uu Taliyaha Guud ee Ciimada Dalkaasi Masar u magacaabay, ayaa ku...

Khasaare Soo Gaadhay Dhismaha HUBAAL ee Xukuumaddu Xayirtay & Mas’uuliyiinta Wargeyska oo Ka Hadlay

Hargeysa (SLpost)- Xarunta Wargeyska Madaxa banaan ee HUBAAL ayaa khasaare soo gaadhay kadib markii laga war helay qaybo ka mid ah Deyrkiisa oo Dumay,...

Soo digii ku digriyi jiray “UDUB WAY TEGAYSAAYE, HA TAHRIIBIN WALAL” Dhalinyaroy ka digtoonow! “Beenta Casriyaysan ee loo yaqaano Dab-damiska”

Waxaan jeclaystay inaaan ku soo bandhigo qormadan kooban, qoraal xambaarsan xikmada odhanaysa “Kud ka Guur oo Qanjo u Guur” odhaahdan oo u jeedada aan u...

Xubnihii Ugu Miisaanka Cuslaa Xisbiga Mucaaradka Ah Wadani Ee Gobolka Sanaag Oo Xafiis Cusub Furtay Sheegayna Inay Quus Ka Joogaan Xafiiskii Guud Ee Xisbigaas...

Waa markii labaad ee baaq qaylo dhaan ahi kasoo yeedho xubnihii ugu miisaanka cuslaa xisbiga mucaaradka ah waddani ee gobolka sanaag Waxana manaasibad balaadhan oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img