Waar Gabadha Waranlayaasha Nooga Reeb – W/Q: Cabdi X. Axmed
Ninka qoray seddexda Wasiir ee ugu waxqabadaka badan oo uu ku tilmaamay Wasiir Samsam, Warancadde iyo Samaale, waxuu waayey wax uu ka sheego labada...
US Money Laundering Laws And Banking Decisions Hurting Somali Families
Money need for survival blocked due to fear of repercussions Washington, DC – A $1.3 billion per year stream of cash that the people of...
Shir-guddoonka Golaha Guurtida Somaliland oo dawladda Somaliya uga digay inay Wax ka Beddelaan Qodobbadii ka soo Baxay Wejigii Afraad ee Wada-hadalladda laba Waddan
Hargeysa (SLpost)-Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Guurtida Somaliland Md Siciid Jaamac Cali, ayaa dawladda Soomaaliya uga digay inay isbeddel ku sameyso qodobbadii ka soo...
Dawladda Turkiga oo Masuuliyadda Weerarkii lala Beegsaday Safaaraddooda Muqdisho Dusha u Saartay Quwado loolan kula jira Siyaasaddooda Gobolka
Ankara (SLpost)- Guddoomiyaha baarlamaanka waddanka Turkiga Cemil Çiçek, ayaa cambaareeyay weerarkii lagu qaaday safaaraddooda magaalada Muqdisho ee Somaliya, waxaanu masuuliyadda weerarkaas dusha ka saaray...
Barclays Bank Maxa uu ka Yaqaanaa Dahabshiil?
Dhaqaalaha dunidu waxa uu ku salaysan yahay dal wabilba sida uu wax-soo-saarkiisu yahay oo salka ku haysa xagga aqoonta bulshadaasi leedahay iyo ganacsiga furfuran...
Guddi Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay Shaqo Abuurka iyo Xakamaynta Tahriibta Dhalinyarada oo Kulankoodii labaad Maanta isugu yimi
Hargeysa (SLpost)- Guddi heer Wasiir ee dhowaan Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u magacaabay ka hortagga tahriibka iyo shaqo abuurka ayaa maanta...
“Dhedo roob noqon weyday” – Qormadii 3aad ~ Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale
Ma laga yaabaa in aad rumaysan weydaan, laammi ayaa hadashay. Sow ti Gaarriye Maansadiisii Tanaad ee 1972kii ku lahaa: “Tukayaasha duulaa, Warka waysu tebiyaan, Waa af-tahan qudhaanjadu, Tigaaddaad...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

