“Dhedo roob noqon weyday” Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale Qormadii 2aad
Aafadu halka ay ka socotaa dadweynaha ma aha. Xaashaa Lillaah! Ummadda tan iyo maalintii maamulkan cusub ee aan la mahadin ee saddex jirsanaya la...
Dalkan Somaliland Yaa Hogaamiya? Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranku Ma Saxbaa Mise Waa Khalad? W/Q: Gudoomiye Sanwaa Cumar yare
1- Jananka ciidanka milatarigu maaha masuul si hawl yar lagu badalo, maha xil si fudud lagu magacaabo. Nin Jidhif la odhan jiray ayay xukumada siilaanyo u magacawday Jananka Ciidanka Qaranka ee Somaliland. Laba bilood (2)wax ka yar ayay ku badashay: Eesh calaa Jaahilnimo! Waan idiinku mahadnaqaynaa. Janan ciidan qaran maaha mansab si hawlyar loo badalo isagoo mudo yar hayay (Under any circumstance). 2- Darajada ciidamada hadii aanu nahay Udub waanu ka xishoonay inaanu bixino sababta aasaasiga u ahayd arintaasina waxay ahayd: Darajo Ciidan marka la bixinayo waxa in badan la hubiyay, oo wada-jir laysula meel dhigay waa Miisaaniyadii Darajada markaas ayay haboontay in darajo la bixiyo! Ilama iswanaajena waxay yidhaaheen darajaanu bixinay laakiin janankii wuxuu la mushahar yahay dablihii! Eesh calaa Jaahilnimo!
Kacdoonada Ka Jira Dalalka Islaamka Iyo Daawentooda – W/Q: Ahmed Carwo
Waxa ayaamahan socda kacdoono weji badan oo dalalka Islaamka ka aloosan. Waxa lagu soo koobi karaa inay waxa keliya ee ay ka siman yihiin...
Hambalyo ku socota Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibadda iyo iskashigaa Calalamiga ah ee Jamhuuriyada Somaliland
Dalladda xidhiidhisa jaalliyadaha qurbo joogga Somaliland ee Yurub, SSE, waxay ugu hambalyaynaysaa wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskashigaa Calalamiga ah ee Jamhuuriyada Somaliland,...
Xirsiyow Waxba Haysku Qaadin Wadooyinka – W/Q: Xuseen X. Badmaax
Xirsiyow waxba haysku qaadin wadooyinka shacabka jeebkood iyo xoogooda ku hagaajisanayaane hoos u dhaadhac oo ka hadal afduubka aad ku samaysay go’aankii shacabku ku...
“Khubarada Bur-Burka” – W/Q: Maxamuud Axmed Oday
Akhriste, waxaa lga yaabaa inaad sas ka qaaddo magaca aan u xulay qormadan, haddiise aad samir u yeelato inaad akhrido, waan hubaa in wax...
Sawir cajiiba ah oo Hadal-heyn badan ka dhaliyay Yurub ,Waa maxay sababtu ?
Sawirkan waxaa lagu soo bandhigay Bogagga Xidhiidhka Bulshada caalamka , waxaana aad u hadal hayo weli Kumanaan Qof oo Bogaggaas aad u isticmaala. Waa Inan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

