Monthly Archives: July, 2013

spot_imgspot_img

Madaweyne Ku-Xigeenka Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Casri ah oo Shiradda Deero Group Hirgelisay

Hargeysa  (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xadhigga ka jaray Dhisme Casri ah oo loogu magac-daray Deero Mall kaas...

Bolivia oo Noqotay Dalkii Saddexaad ee Magan-gelyo siyaasadeed ugu yabooha Basaaska Maraykanka ka Fallaagoobay ee Edward Snowden

Moscow (SLpost)- Ninka Maraykanka ka falaagoobay ee Edward Snowden oo hore uga soo shaqeeyey hay’adda Sirdoonka ee CIA-da, muddooyinkii u dambeeyeyna ku sugnaa dalka...

Siyaasi Ruug-caddaa ah oo lagu Wado in loo magacaabo Raysal-wasaaraha Dalka Masar

Qaahira (SLpost)- Madaxii hore ee hay’adda quwadda Atoomika Qaramada Midoobay Mohamed ElBaradei, ayaa la filayaa in loo magacaabo Raysal-wasaaraha Cusub ee dalka Masar, laba...

Ururka Horumarinta ee UMAD oo Xaflad xilwareejin ah ugu qabtay Guddidii lixaad ee ay Hoggaan u doortaan

Hargeysa (SLpost)- Urur  weynaha UMAD oo ka shaqeeya horumarinta adeegyada bulshada ee waxbarashadu ugu horrayso iyo iskaashiga bulshada ayaa caawa xaflad xil wareejin ah u  qabtay...

Faysal Ma Waalnee Dowlada Maskaxda yar baa waalan

Shalay bay ahayd markii Gudoomihii Kulmiye (Silaayo) uu hanjabaada iyo aflagaadada aan kala go’a lahayn.. kuna soo wada koobi karin halkan ay muncaarinadadiisu ahayd. Shalaybay...

Waxa jira Orgi qaylo badan oo habeenkii marka xoolaha la xareeyo qaaqda gura, Balse reer miyigu ay geesaha jawaan qoyan kaga xidhaan si ay...

Hadaba waxa aan taasi uga socdaa faysal cali waraabe ma waxa uu noqday orgigaasi waakano 21 sanno ayuunbuu qaaqdaas hayaaye reer somalilandna odayga tag...

GABOWDAYE GUURTIDA KU BIIR Qalinkii:Libaan xaji fagadhe Qormadii 3aad

DEELEY DAREENLEY RAG ALLOW MADOOXAA MA DILAACIYAA NABAR   Waa markhaati madoon  iyomuran reeb waa maalmo ina soo maray oo aynu milicsanayno waa manfac aynu leeney  misne aynu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img