HomeWaxa jira Orgi qaylo badan oo habeenkii marka xoolaha la xareeyo qaaqda...

Waxa jira Orgi qaylo badan oo habeenkii marka xoolaha la xareeyo qaaqda gura, Balse reer miyigu ay geesaha jawaan qoyan kaga xidhaan si ay uga seexdaan isna riyaha u nabadgeliyo madaxa aanu qaadin!

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hadaba waxa aan taasi uga socdaa faysal cali waraabe ma waxa uu noqday orgigaasi waakano 21 sanno ayuunbuu qaaqdaas hayaaye reer somalilandna odayga tag iyo maaro u waaye oo ninkii ina cali waraabe ku dhex waalay qarankan hana qaaday ee xidigaha haybsanaaya yaabay oo idhi malaa odaygu waxa uu waayey baylahadii qaranka ee uu kolba meel ka faasixi jiray oo kii Xasan Sheekh Muumina ka asmici waa liiskii madoobaa ee uu kolba Copy-ga u gayn jiray madaxda somaliya.

Runtii markaan dhegaystay hadal ka soo yeedhay maalin dhawayd faysal oo uu ku sheegay in laga reebay liiskii Turkiga una ka reebay Wasiir Xirsi ayaan is waydiiyey tolow markii hore ma xirsi ayuu Arki u qortay oo uu ku yidhi igu dar safarkii kan ka horeeyey sow kii lahaa maalmahaasina madaxweynuhu waxa uu noo jeexay wado aanu ku wada socono qarankana aanu meel uag soo wada jeedno markii uu raacayna waakii kaga faaiidaystay in uu dhuumaalaysi kual kulmo Xasan sheikh muumine.

Ta kale Anigu waxa aan ilaa hada is waydiinayaa faysal waxan gelinba cayn ka dhigay xagee ayaa loogu soo hagaagi doonaa ma kulamada qaranka Somaliland mise kuwa Somali wayn hore ayaa looga hayey aniga Xaskaygu muwaadinad maaha, hadana waxa laga hayey waxa aan la qaatay Madaxda Somaliya kulan casho ah iyada oo aan layga dalban weliba oo aan anigu qasbay mana uu sheegin waxa ku kelifay meel aan laga marti qaadin in uu qasbo waxa shidaayey waynaayaa kaarka hayeyse muxuu ahaa tolow

Aan soo kobo hadalka anigu waxa aan odhan lahaa faysal la soo sameeyo xakame ama ha loo qooyo jawab 24ka saacba madaxa ka saarnaada anigu yaabay oo idhi odayga ma timahan ka maqan ayaa cilad xaga hadalka ah ku keenay mise waatii lagu xaman jiray faysal waxa uu berigii afweyne u qaabilsanaa kuwa dhegta wax ugu sheega ee hadalka hoos u dhiga si aan loo maqal oo hada ayuu tijaabinayaa in la maqlo.

Sawda Yuusuf Faarax

Berbera/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories