Muxuu ka tegay? – W/Q: Yaasmiin M. Kaahin
Midkoodna in cid ka xoog badani ugaadhsato ma jecla oo xayawaanka iyo bani’aadamkuba way ka siman yihiin. Wuxuu dhex fadhiyey fasal ka mid ah...
GUDDIDA FULINTA EE SSE: Baaq Cambaareyn Falka lagula kacay Hubaal
Sida aan saxaafadda kala soconay waxa magaalada Hargeisa ee casimada jamhuuriyada Somaliland ka dhacay laba arimood oo kala ahaa weerar lagu qaaday 24-kii April...
Natiijada Kulan Ballaadhan oo Madaxweynaha Somaliland Ku qaabiley Culimada Dalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa Kulan ballaadhan la qaatay culimadda dalka oo uu madaxtooyadda Aftir iyo Casho ugu...
Siyaasiyiin Ku Dhawaaqday GOLE Xukuumaddu si weyn uga Qaylisay oo Sharraaxaad ka Bixiyey Nuxurka uu xambaarsan yahay Gole-weynahoodu
Hargeysa (SLpost)- Siyaasiyiin todobaadkii hore magaalada Hargeysa kaga dhawaaqday Gole loogu magac-daray GOLAHA WADA-TASHIGA IYO TOOSINTA QARANKA, ayaa shacbiga tafaasiil dheeraad ah ka siiyey...
Britain: Ciidan u dhintay kulayl darteed xilli ay tababar qaadanayeen
Wales (SLpost)- Laba askari ayaa la sheegay inay u dhinteen kulayl darted xilli ay tababar ku qaadanayeen buuro ku yaal Wales, sida wasaaradda Gaashaandhiga...
Somaliland iyo Hawadeeda sare? Q.1aad – W/Q: Cabdikariim Cali Baarjeex
Sida aynu la wada socono, waxa dhowaan lagu soo gebogebeeyey dalka Turkiga wareegii 4aad ee wada hadaladii u dhexeeyey Somaliland iyo Somaliya. Arimaha lagu...
Fadliga Bisha Ramadaan Iyo Muslimiinta ku nool Qaaradaha Dunida oo qaarkood Soomaayaan 21 Sacadood oo xidhiidh noqday.
Waxaan marka hore shacabka Somaliland iyo ummadda muslinka ah guud ahaan ugu tahniyadaynaysaa bisha ramadaan ee barakaysan ,waxaana ilaahay ka baryayaa in uu ina waafajiyo dhammaanteen Acmaasha uu raaliga ka yahay,gaar ahaan soonka maalintii iyo tukashada hebeenkii,naga wada aqbalo, waana fursad qaali ah oo loogu tala galay in si fiican looga sahay-qaato taqwada, naftana laga nadiifiyo waxa aan aakhiradeeda anfacayn,oo qabri iyo qiyaame dhibaaya. Bisha Ramadaan waa bil ahmiyad weyn ugu fadhida dadka Muslimiinta ah, waana bisha kheyrka, waa bisha Sadaqada, waa bisha is cafinta iyo tanaasulka” waxaana ugu baaqayaa dadka maalqabeenka ah, inay kaalmeeyaan dadkooda tabaaleysan.
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

