Monthly Archives: July, 2013

spot_imgspot_img

Somaliland oo Markii u horreysay Albaabada u Laabtay Jaamacad Buuxin weyday Shuruudihii looga Baahnaa

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland oo muddo ku hawlanayd qiimaynta Jaamacadaha dalka ka furan isla markaana Jaamacaddii buuxin weyda shuruudahaas...

DHACDO UGUB AH: Digreeto Madaxweyne xil ku magacaabao oo Qof kale ku xaadiray iyo Fadeexadda ka soo baxday Isku-xidhnaan la’aanta hay’adaha Dawladda

Hargeysa (SLpost)- Masuul dhowaan xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalmiga ah kula wareegay digreeto madaxweyne Siilaanyo dhowaan isku-shaan ku sameeyey golihiisa...

Taqsiim Illaa Taxriir … Shirqool Mid Ah (Qaybtii 3aad) – Qalinka: Maxamed Maxamuud Yuusuf (Ilkacase)

Waxa xaqiiqo ah in Mu’aamarad weyni ka dambaysay falkii Maxamed iyo Mursi iyo xisbigiisa Xorriyadda iyo caddaaladda lagu khaarajiyay. Shirqoolkaasi waxa uu ninkan iyo kooxdiisa ku bilaabmay isla markii ay doorashada dalka Masar ku guulaysteen sannad ka hor ee ma aha wax imika si dhib yar isaga dhacay ama isaga yimid. Waxaana la isku waafaqsan yahay in reer Galbeedka iyo Yuhuuddu toos uga shaqeeyeen sidii meesha looga saari lahaa kacdoonka dalka Masar ee ay awoodda badan ku yeesheen Islaamiyiintu. Waxa lagu qaaday Mursi iyo kooxdiisii Ikhwaanka Guluf adag oo loo adeegsaday dhinaca warbaahinta iyo fikirka (Ideology War), waxa la baadhbaadhay oo bannaanka hab cilmiyaysan loo soo dhigay dhammaan boogihii dawladda Maxamed Mursi iyo Ikhwaanka ee hogaamineed iyo siyaasadeed, waxa la buunbuuniyay oo shaaracyada la isla soo taagay wax alla wax kasta oo lagu beer laxawsan karo kooxaha Cilmaaminiinta ah iyo hadhaagii xukuumaddii hore oo aan marnaba ogolayn guul ay gaadhaan Ikhawaanku. Dalal badan oo reer Galbeed ah iyo Yuhuudda ayaa la ogaaday in ay Dhaqaale iyo Loojistikaba ku taageereen Gulufka Islaamiyiinta ka dhanka ah ee Masar. Siyaasad ahaan kooxahani waxa ay qaateen nidaam ah in ay cunaha isaga duubaan dawladdii Maxamed Mursi si ay uga mashquuliyaan wax kasta oo ay qaban karaysay sannadkii ay xilka

Xukuumadan Somaliland ee hadda talada dalka haysaa, waa ta keliya ee si hagar la`aan ah ugu hawlgashay la soo wareegida Hawada sare ee Somaliland

Xukuumadan Somaliland ee hadda talada dalka haysaa, waa ta keliya ee si hagar la`aan ah ugu hawlgashay la soo wareegida Hawada sare ee Somaliland. Qormooyinkii...

Siyaasiyiin ku dhawaaqay Guddida Bad-baadinta Somaliya oo Mar kale yeeshay Kulan Shaki ka dhashay

Nairobi (SLpost)- Siyaasiyiin xilal kala duwan ka soo qabtay dalkaasi Somaliya oo dhowaan magaalada Nairobi kaga dhawaaqay isbahaysi ay ku mucaaradayaan dawladda madaxweyne Xasan...

Somaliland iyo Hawadeeda sare (Q.2aad) – W/Q: Cabdikariim Baarjeex

Qormadii tan ka horeysey waxaynu ku soo qaadanay heerka ay Somaliland ka joogtay dhinaca aviationka ka hor xornimadii iyo israacii koonfurta, qormadan cusubna waxaynu...

Mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka Kenya oo Dalbaday in Beeritaanka iyo Ka-ganacsiga Qaadka Laga Madnuuco Dalkooda

Nairobi (SLpost)- Mudaneyaal ka tirsan baarlamaanka dalka Kenya ayaa Xukuumadda Madaxweyne Uhuru Kenyatta u soo jeediyey inay ku deyato talaabada Ingiriiska dalkeeda kaga mamnuuday...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img