Monthly Archives: July, 2013

spot_imgspot_img

Shirkadda TELESOM oo Lagu Ammaanay Hir-galinta Adeega ZAAD

Warbixin uu diyaariyay ururka GSMA,  oo ah urur ay ku bahoobeen shirkadaha ka shaqeeya shabakadda isku xidhka mobiladda ayaa si qoto dheer uga hadashay...

Nimcaan Bowden oo loo Ogolaaday in Dhiiggiisa la Baadho si loo uu u helo Xuquuq la mid ah Muwaadiniinta Ingiriiska

Hargeysa (SLpost)- Xafiiska Arrimaha debeda iyo Barwaaqo sooranka ee Ingiriiska, ayaa codsiga Baasaboorka Ingirisika u ogolaaday Nimcaan Bowden oo ah wiil Aabihii ka soo...

Hubaal miyaa la Hilmaamay…..Miyaan Hiil la Hureyn! (Qormada 2aad) – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale

Bayaankaa geesinnimada leh ee ay soo saartay SOLJA waxa raacay bayaannadii iyo war-saxaafadeedyadii: xisbiyada, siyaasiyiinta, bulshada rayidka ah, dadka daafaca xorriyatul-qowlka iyo qaar kale oo badan. Bal immikana aan eegno dhacdadaa dhagareed ee Hubaal dhowrka jeer loo geystay waxay ka yidhaahdeen CPJ oo ah Guddida Ilaalinta Suxufiyiinta oo isla maalintaaba bayaankoodii soo saaray, waxaanay qoreen:

“Wasiirka Cusub ee Arimaha Gudaha waxaanu ku hanblayaynaynaa inuu balanqaaday soo celinta kalsoonidii shacbiga iyo booliska ee luntay, waxaanuna u soo jeedinaynaa in la...

London (SLpost)- Ururka Somaliland Democracy Watch (SDWO), ayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha ku hambalyeeyey rejada uu shacbiga u muujiyey inuu ka shaqayn doono kalsoonidii Shacabku...

“Taqsiim Illaa Taxriir…Shirqool Mid Ah!!” (2) – W/Q: Maxamed Maxamuud Yuusuf (Ilkacase)

3. Erdugan iyo xertiisu waxa ay Turkiga ku soo celiyeen Xayndaabkii Islaamiga ahaa iyaga oo dalkooda ka soo saaray ku dhawaad qarni iyo Dheeraad...

Khubaro Reer Galbeed ah oo Shaaciyey in Soonku Daawo u yahay Cudurrada Kansarka iyo Faaligga

London (SLpost)- Cilmi-baadhis Caafimaadka oo dhawaan la sameeyey, ayaa lagu shaaciyey in Soonku kaalin muhiim ah ka qaato Daawaynta iyo la dagaalanka Xanuunka Kansarka. Daraasaddan...

Dhiirranaan Dhib U Nugul!! – W/Q: Cumar Seerbiya

Ku Dhaca ama Iskudaygu waa mid ka mid ah dariiqooyinka guusha lagu gaadho , qofkuna sida ay sheegaan culimada cilmi-nafsiga aqoonta u lahi  inta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img