HomeBritain: Ciidan u dhintay kulayl darteed xilli ay tababar qaadanayeen

Britain: Ciidan u dhintay kulayl darteed xilli ay tababar qaadanayeen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Wales (SLpost)- Laba askari ayaa la sheegay inay u dhinteen kulayl darted xilli ay tababar ku qaadanayeen buuro ku yaal Wales, sida wasaaradda Gaashaandhiga sheegay.

Askartan oo ku jiray tababarkoodii caadiga ahaa ku dhintay shalay oo la sheegay inay ahayd maalintii ugu kululeyd deegaamadaa ayey ciidamadu sheegeen inay baadhitaan samaynayaan, afhayeen  u hadlay ayaa sheegay, “Wasaarada gaashaandhigu waxay kala shaqeynaysa abooliiska gaarka ah baadhitaanada dhimashadii labada askari xilli ay tababar ku jireen. Waana lala socodsiiyey qoysaskoodii geerida askartaa.

Shalay waxay ahayd maalintii ugu kululeyd deegaamo badan oo dalka ah, halka heer-kulku gaadhay  29.2C (84.5F).

brec620_1763870aMareegta ciidamada ayaa lagu sheegay in buuraha Brecon Beacons loo adeegsado tababarka ciidamada hawlaha khaaska looga baahan yahay qabashadooda.

Horaantii sannadkan, nin Captain ahaa oo Rob Carnegie la odhan jiray ayaa la arkay isagoo dhintay buuro baraf ah dushooda. Ninkaa ayaa la filayaa inuu ku dhacay halkaa xilli uu ka qeybqaadanayey socod hawleed 40 mile ahaa, buuro baraf ah, si loo xusho askarta xaaladaha khaaska ah.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories