Wasaaradda Waxbarashada oo Ku Hawlan Qorshe lagu Kala Haadinayo Jaamacadaha Tiro-beelay ee Ka Jira Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa shaaca ka qaaday in guddida Tacliinta Sare ee Wasaaradda...
Xildhibaannada muxaafadka ah oo Dabada ka riixaya Xeer Saxaafadda ka dhan ah oo ay Hore ugu Gacan-saydheen Wakhtigii Rayaale iyo Jawaabta Gudida Xeerkan Soo...
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaannada muxaafadka Kulmiye, ayaa dabada ka riixaya in Golaha Wakiillada Somaliland Xeer Saxaafaddu leedahay oo ay hirgelintiisa ku gacan-saydheen wakhtigii Dawladdii Madaxweyne...
Go’aammadii Kal-fadhigii 2aad ee Caadiga ahaa ee Golaha Dhexe ee SNM ee ku qabsoomay Burco: 8/5/91kii – 4/6/91kii ~ Gudbinta: Boobe Yuusuf Ducaale –...
Maamulka Dhaqaalaha: In dhismihii Hay’adaha adeegga iyo dhaqaalaha ee dalka sidiisii ahaado ilaa inta sharci cad oo lagu kala baxo la hirgelinayo, sharcigaa isaga ah...
Xildhibaan Maxamed Sh. Cabdiraxmaan Oo Naqdiyey Siyaasadda Faysal Cali Waraabe, Soona Dhaweeyey Deedefaynta Jamaal Cali Xuseen Kaga Badheedhay Shirkii Uu Guddoomiyaha UCID Ku Baaqay
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan oo ka mid ah Xildhibaanadda Golaha Guurtida Somaliland ayaa si wayn u naqdiyey Siyaasadda Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal...
TACSI Ku Socota Qoyska Ilma Good oo Aabahood Shil-baabuur ku geeriyooday
Inna Lillahi wa inna ilaihi raji'un Waxaa dhamaan hadaanu nahay dhalinyarada Reer Burco ee hoos ku qoran Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, ilaahay how naxariisto...
Aafada dhuxuleysiga oo si xawli ah uga socota Deegaanka Dhamal ee Woqooyiga Hargeisa iyo hay’adaha ay khusayso oo ka gaabiyay inay waxka qabtaan
Dhamal (SLpost)- Deegaanka Dhamal ee degmada Daarasalam oo ayaa si aan hore loo arag ay muddooyinkan dambe si xawli ah uga socdaa ganacsiga dhuxusha ...
DIGNIIN IYO WAANO ku socota dadka Reer Somaliland, ee calanka tawhiidku ku qoran yahay u isticmaala si aan munaasab ahayn xiliga 18th of May...
Calanka Sopmaliland waxaa badiyaaba isticmaala dumarka Reer Somaliland, iyagoo ka dhigta duruuc , foodado, masaro iyo weliba waxyaabo kale oo aay gacmaha iyo dhegaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

