HomeWasaaradda Waxbarashada oo Ku Hawlan Qorshe lagu Kala Haadinayo Jaamacadaha Tiro-beelay ee...

Wasaaradda Waxbarashada oo Ku Hawlan Qorshe lagu Kala Haadinayo Jaamacadaha Tiro-beelay ee Ka Jira Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa shaaca ka qaaday in guddida Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashadu ay wadaan Qorshe dib u habayn loogu samaynayo jaamacadaha dalka ka jira isla markaana Albaabada loo laabayo Jaamacadaha aan buuxin shuruudaha looga baahan yahay Jaamacadda.

Samsam Cabdi AadanMarwo Samsam Cabdi Aadan oo Maanta xafiiskeeda ugu warrantay telefishanka HCTV, waa ay heegtay in dib u habayn lagu samaynayo jaamacadaha dalka.

“Waxaan aad uga waryahay iyagoo markii hore shuruucda jaamacnimo xushmaynayey oo ku maamulayey, tabobabaro badanna loo furay iyaga laftigoodii, shaqo badanna ay qabteen, maanta (shalay) waxay nagu wargeliyeen jaamacaddo qaar ka mid ah la xidhayo lagu heshiiyey, waayo haddii ay ka soo bixi waayeen,  waayo jaamacadaha arday-baa lacag laga qaadaa, in digniin la siiyo oo wixii ka dhiman waqti ku hagaajiyaan ayey ahayd,”

Wasiirka oo hadalkeeda sii wadata waxa ay tidhi, “Marka taa la isla afgarto ee in aanay wixii ka soo bixi karayn iyaganna halkooda ka timaado ama dhaqaale ha keento, oo jaamacaddaha qaar-baa dibaddaha ku xidhan, halkii wixii dibaddahana ka soo bixi waayaan in ardaydiina meel loo hello.”

Wasiiradu waxa kale oo ay sheegtay inay 18-May ardayda jaamacadaha iyo Dugsiyada dalku ka qaybqaadan doonaan debbaal-degga maalintaas, waxaanay tidhi, “Somaliland caam-ahaan dibad iyo guda-ba 18-May si weyn ayay ugu dabaal-degaan, xoogagga ugu badan ee maraa waa ardayda. Waxaan xasuustaa Burco dhowr iyo toban kun oo arday ah ayaa maray sannadkii tagay, halkanna diyaar-bay yihiin inay maraan oo ardayda jaamacadaha iyo kuwa dugsiyada Sare ayaa maraya.”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories