Monthly Archives: May, 2013

spot_imgspot_img

Faysal Cali Waraabe oo Kulan aan Ujeeddadiisu Caddeyn la Qaatay Madaxweynaha Soomaaliya (DAAWO SAWIRRO)

London (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa kulan casho-sharaf ah oo aan ujeeddadiisu caddeyn la qaatay madaxweynaha Soomaaliya...

WIILKII MAANTA XAASKIISA KU GOWRACAY MAGAALADA BURCO OO GOOR DHAWEYD GACANTA LAGU SOO DHIGAY

Burco(SLPost) Waxaa goor dhaweyd gacanka lagu soo dhigay Maxamed Axmed Xirsi oo ah wiilkii maanta gacantiisa qudha kaga gooyey xaaskiisa, kaasi oo maanta ku...

Maqnaanta Idaacada qaranka Munaaasibada Qaranimada 18 may Iyo Aamusnaaanta Madaxweynaha Qalinkii Liibaan Xaaji Fagadhe

WAA KAA ISBADALKII CUSBAAYEED ONKA UQABTEN HAYEESHEE ISKA RIYAAQIDA IYO OORSIGA HADHOWTO ABIDKIINBA WAA WAX CAADADIIN AH IYO REYN REYNE ADUUNBAANA FALA KIISKAAD KA ASHKATOOTAANE (waa erayadii alle...

The Politics of Unification and Separation – By Abdisalam Yassin Mohamed

A close examination of the history of unification and partition shows that the two political realities are usually interconnected. In the past, when empire...

Tirada Ciidamada AMISOM ee lagu Dilay Soomaaliya oo la Shaaciyey

New York (SLpost)- Qaramada Midoobay, ayaa shaaca ka qaadday in kumanaan askar ah oo ka tirsan Ciidamada AMISOM lagu dilay Soomaaliya, tan iyo sanadkii...

Go’aammadii Kal-fadhigii 2aad ee Caadiga ahaa ee Golaha Dhexe ee SNM ee ku qabsoomay Burco: 8/5/91kii – 4/6/91kii ~ Gudbinta: Boobe Yuusuf Ducaale

Waa Go’aammadii oo aan idiin ku soo gudbinayo sidii ay u qornaayeen. Waxa keliya ee aan raaciyay waa sawirrada qaarkood si’ aad uga buuxsataan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img