Monthly Archives: May, 2013

spot_imgspot_img

Wasiir Xagla-toosiye oo Waxba kama jiraan ku tilmaamay Khilaaf soo Kala Dhex-galay Xukuumadda uu ka tirsan yahay, Xogwarranna ka bixiyey Safar uu ku tagay...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye), ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Khilaaf soo Kala Dhex-galay Xukuumadda uu ka...

Ragga Xabsiyada/Jeelasha soo Marey (1) – Ceelaabe

Dad badan oo Aduunyada caanka ah ama ka soo Ahaan Jirey Ayaa taariikhdooda marka laga waramaayo waxa ku Jirta sannado badan oo ay ku...

Hello..!!C/rashiid Dahabshiil ma joogaa? Sidaas waxa yidhi;Wariyihii BBC da. Qaybteeda Af-ingiriisiga!! – W/Q: Cabdicasiis Ansaari

Xalay markii ay ahayd sacaddu;9:30 kii ayaa waxa Idaacadda BBC da ka soo galay barnaamij uu diyaariyey wariye ka tirsan BBC da,laanteeda luuqadda ingiriisiga.Mowduucuna...

Maamul Wanaaga iyo Horumarka Dhaqaalaha – W/Q: Cabdirashid Axmed Guuleed‏

Dimuqraadiyad macnaheedu waa xukunka dadweynaha. Dabcan marka bulsho muslim ah la yahayna xukunka dadweynaha waxa kasii sareeya xukunka Illaahay. Marka xukunka Illaahay loo hogaansamo ayaa loo imanayaa intii usoo hadhay banii Aadamka. Sidaa darteed ayaa bulshooyinka caalamku ay dastuurka ay isku xukumayaan ay usamaystaan. Dastuurka Somaliland waa mid ka turjumaya

Rabshadaha Ardeyda, Dagaallada Dugsiga iyo Macalimiinta – W/QP: – Ceelaabe

Dugsiyada Maraykan Ayaad Qaarkood ka maqashaa qof hubeysan oo soo gala Isla markaasina xabado nool ku fura Ardey ama Macalimiin.Ujeededa Qof ardey ahi Falkaasi...

Cibrooyinkii Ku Dugnaa Hanqaadkii Jamhuuriyada Somaliland – W/Q: C/Raxmaan C/Laahi (Wirdaani) ~ QORMADII 1AAD

Faa'idada ay umadi heshaa waa waayo-aragnimo ay ka dhaxashey taariikh soo martey, hadaba waxaan jecleystey inaan soo bandhigo idinkuna ila wadaagtaan intii awoodeyda ah taariikhdii uu lahaa dalkani, cadawgii ku habsadey, halgankii (SNM),

Toban Habeen Nolo Miyaa!? – W/Q: Axmed-Nasri Daahir Xuseen – Q.3aad

Inkasta oo quruxdu hadaaney diin, dadnimo iyo dabeecad kaabeyn aaney micno laheyn, hadana inantan qofkii jaleecaaba wuu jamanayaa. Mudo kadib waxa maalin maalmaha ka mid...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img