OGAYSIIS MUHIIM AH! – Guddida Saamileyda Xawaaladdii Qaran Express
Gudida Saamilayda Somaliland ee Xawaaladii Qaran Express waxay ku wargalinayaan dhamaan Saamilaydii Xawaalada ee Somaliland in mudo 15 maalmood ah gudahood ah oo ka...
CAYNABA: Madal ilyartu is qabatay oo lagu caleemo saaray Jiif Caaqil (DAAWO)
Caynabo (SLpost) Waxa maanta lagu caleemoo saaray magaalada Caynabo ee xarunta gobolka Saraar Jiif caaqil ay doorteen beelaha Baalle Wacays ee Reer/Yoonis, waxana loogu qabtay xaflad si...
Maamulka Dugsiga Sare ee QUULE AADAN oo Madaxweyne Siilaanyo ku Bogaadiyey Kulankii uu Maanta la Qaatay Ardayda Jaamacadaha
Hargeysa (SLpost)- Maamulaha Dugsiga sare ee Muj.Quule Aadan Dool Cabdilaahi Ibraahim Xaaji Xasan ayaa ku bogaadiyey Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) la...
Booliska Somaliland Waa In Dib-u-Habayn Lagu Sameeyaa – W/Q: Cabdilaahi Xuseen
Maalin ka hor ayay ahayd markii ciidanka Birmadka ama RRU (Rapid Reaction Force) ay dad shacab ah rasaar nool ku fureen. Waxaa iyana fadeexad...
Dhisme Cusub oo Xadhiga laga Jarey – W/Q: Ceelaabe
Waxqabadka Dawliga ah Markaad eegto Kulmiye wuu kaga wanaagsanyahay Xukumadii isaga ka horeysey,Dedaal,Dayactir ama Dhismayaal kala duwan oo u baahnaa in gacanta la saaro,Wax...
Nidaamka shaqo ee xafiiska Hantidhowrka guud ma la jiifiyaana banaan-la joojiyaana banaan baa? – W/Q: Sahra Cali
Xafiiska Hantidhowrka Somaliland ayuu muddo gaadhaysa bil xabsiga dhexe ee Hargeysa ugu jiraan rumaan Cabdi Jaamac Cali, oo ahaa ku-xigeenka xafiiska cashuuraha Berriga Berbera,...
Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan Balaadhan la Qaatay Maamulka iyo Ardayda Jaamacadaha Caasimadda iyo Nuxurka Khudbad uu ka Jeediyey Madasha Kulanka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta arday ka kala socday illaa shan jaamacadood oo ku yaala magaaladda Hargeysa. Kulankaasi oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

