Monthly Archives: May, 2013

spot_imgspot_img

“Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay ugu mahad-naqay Guddida Arimaha Gudaha iyo Amaanka ee Golaha Wakiilada wax-ka-bedelka qiimaha leh ee ay ku samaysay xeerka Booliiska” –...

Hargeysa (SLpost)- Xarunta Xuquuqal Insaanka ee fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, ayaa soo dhaweysay wax-ka-beddel ay sheegtay in Guddiga Arrimaha ee Golaha Wakiilladu ku sameeyeen...

Somaliland oo Diyaaradaha QM ka mamnuucday Madaaradeeda, si adagna u cambaareysay Go’aanka ay lagu afduubayo Mamulka Hawada Sare ee Dalka

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa dalkeeda ka madnuucday inay ka soo degaan kana duulaan Diyaaradaha qarramadda Midoobay laga bilaabo Lixda Subaxnimo ee Berto ee...

Xisbiga UCID oo si Adag uga Jawaabay dhaliisha Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumaddiisu u Jeediyeen Guddoomiyaha UCID

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhaliisha iyo cambaareynta Xisbiga talada haya ee Kulmiye iyo Xukuumaddiisa u...

OGEYSIIS: Xuska 18 May iyo Seattle, USA

Xuska sanadguuradii 22aad ee Madaxbanaanida Somaliland oo ka dhici doona Magaalada Seaattle ee Gobolka Washignton, Maalinta Sabtida ah Taariikhduna ku beegantahay May 18, Xafladan...

Bilowgii seeska nabadda Somaliland ee 1991 – W/Q: Cali Coomay

Markii jabhadii S.N.M iyo shacabkii taageersanaa ay qabsadeen magaalooyinka somaliland, waxa magaallo kasta ka buuxay dad aad u badan oo ka mid ahaa xaasaskii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img