HomeMaamulka Dugsiga Sare ee QUULE AADAN oo Madaxweyne Siilaanyo ku Bogaadiyey Kulankii...

Maamulka Dugsiga Sare ee QUULE AADAN oo Madaxweyne Siilaanyo ku Bogaadiyey Kulankii uu Maanta la Qaatay Ardayda Jaamacadaha

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Maamulaha Dugsiga sare ee Muj.Quule Aadan Dool Cabdilaahi Ibraahim Xaaji Xasan ayaa ku bogaadiyey Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) la kulankii uu kula kulmay ardeyda Jaamacadaha ka kala socotey,isla markaana ku tilmaamay inuu ahaa fursad dahabiya oo taariikhda markii ugu horeysay siiyey da’adayrta jaamacadaha wax ka barata.

Ab“Waxaan ku bogaadinayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) la kulankii uu maanta la la kulmay ardeydii shanta  Jaamacadood ka kala socotey ee  Hargeysa, Kulankanina wuxuu noqonayaa fursad dahabiya oo taariikhda markii ugu horeysay Madaxweyne Somaliland ahi siiyo da’ayarta jaamacadaha wax ka barata.

Kulankan oo ay u-jeedadiisu ahayd xog-waran uu Madaxweynuhu ka siiyey aqoonyahanka da’ayarta ah  xaalada guud ee dalka. Arrintan ayaa noqonaysa al-baab cusub oo ay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo u furtey da’ayarta, taas oo u noqonaysa dhiirigelin iyo yididiilo hor leh oo muujinaysa in hogaankii dalka ugu sareeyey uu qadarin iyo ixtiraam u hayo da’ayarta aqoonyahanka ah ee dalka.

Arrintani waxay furre u tahay aaminaad ay da’ayartu aaminto dalkooda, madaxdooda, dawladooda, isla markaana ku ogaadeen kaalinta lama huraanka ah ee ay kaga jiraan bulshada.

Waxaan mar kale, hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta sare ee  Somaliland Marwo Samasam Cabdi Aadan oo ah laf-dhabarta isku xidha hogaanka dalka ugu sareeya iyo bah-weynta waxbarashada,taas oo suuragelisaykulankan taariikhiga ah iyo mid hore oo ardeyda dugsiyada sare ku booqdeen  ka madaxtooyada.

Ka maamule ahaan waxay arrintani ii muujisay in Madaxweynaha Somaliland iyo xukuumadiisuba ay qadarin iyo ahmiyadba u hayaan da’ayarta dalka, isla markaana ay barbaarinayaan hogaamiyayaashi berri.

Ugu danbeyntiina waxaan ku talinayaa xukuumadda inay joogteyso kulamada noocan oo kale ah, ardeyduna il-mug leh ku eegto kaalinta ay bulshada kaga jiraan.”

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories