Monthly Archives: May, 2013

spot_imgspot_img

London, ma Kacbadii Xukuumadda Kulmiyaa? W/Q: Baashe Cabdi Gaboobe

Marka hore waxaan hambalyo iyo bogaadin u direya , xukuumadda,goleyaasha iyo axsaabta qaranka , bahda garsoorka iyo saxaafadda madax bannaan,ciidamada qalabka sidaa iyo dhamaan...

Shirweynihii Guurtida ee Walaalaynta Beelaha Woqooyi ee Burco, 1991kii: – Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

Waxaad had iyo goor maqashaan ama akhridaanba in Shirweynahan Guurtida ee Burco ahaa kii koowaad. Arrintaasi waa mid aan waxba ka jirin. Meey 1991kii markii Burco lagu shirayay Guurtidu ma ay ahayn hay’ad sharci-dejineed, xilkaa waxa hayay Golihii Dhexe ee SNM. Guurtidu beryahaa waxay ahayd gole la-talineed oo aan lahayn awood ay sharci ku dejiyaan; sidaas ayaanu Shirweynahaasi u

GARAWSHIYO MISE GODOB? – Qalinkii: Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare)

Inta badan dadku waxay dhibsanayaan gardaradiisa, meel-ka-dhacyadiisa iyo khaladaadkiisa isdaba joogga ah. Wuxuu ka arradan yahay degenaanshaha iyo ka fiirsashada wax yaabaha qarribaya hab-dhaqanka...

Xakamaynta Mushkiladaha Tahriibka – W/Q: Cabdirashid Axmed Guuleed

Tahriib waa erey af Carabi ah oo ka yimid kelmadda HARABA oo macnaheedu yahay wuu baxsaday. Af Soomaaliga tahriib waxay ku noqotay wuu baxsaday oo...

Xisbiga Waddani oo dhacdadii Dorraad ee Burco masuuliyadeeda dusha u saaray Xukuumadda, Markii u horreysayna Difaacay Guddomiyaha Xisbi Fiintu Dhexmiranayso

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dilalka Ciidamada Ammaanku u geystaan Shacabka, isla markaana Wasaaradda Arrimaha Gudaha...

ADDIS ABABA: Weftigii Madaxweyne Ku-xigeenka oo Caawa u Duulley Ingiriiska iyo Wasiirka Ganacsiga oo Weftiga ka Hadhay

Addis Ababa (SLpost)-Wefti Xukuumadda Somaliland ah oo uu hoggaaminayo  Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya...

“Gooni-isu-Taagga Somaliland Ka Weyn Tahay Wax Lagu Miisaamo Madal Salaameed Dhawr Qof Ku Kulmeen” – Murrashaxa Madaxweynanimada Xisbiga UCID

London (SLpost)- Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Mudane Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay kulankii Sabtidii la soo dhaafay dalka Ingiriiska ay ku kulmeen...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img