HomeLix Qof oo ku Dhaawacmay Shil baabuur oo duleedka Yagoori iyo Laba...

Lix Qof oo ku Dhaawacmay Shil baabuur oo duleedka Yagoori iyo Laba Maxbuus oo uu danab ku qabsaday Saldhiga Boorama

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Yagoori (SLpost)- Lix qof ayaa ku dhaawacmay Isku Dhac ka dhashay Laba Gaadhi oo ay Saarnaayeen waxaanu Shilkaasi ka dhacay Duleedka Magaalada Yagoori ee Gobolka Sool.

Shilkan oo ka dhashay Kadib Markii ay is galeen laba Baabuur oo Noocoodu kala Yahay Toyota Landcuriser uu leeyahay Taliyaha Saldhiga 7aad ee Ciidamada Qaranka iyo Gaadhi Noociisu yahay Mini Bas oo Rakaab siday.

Taliyaha Laanta Nabadgalyada Wadooyinka ee Gobolka Sool Axmed Muuse Siciid ayaa Sheegay in dadkii Shilkan ku dhaawacmay Lagu dawaynayo Cisbitaalka Magaalada Laascaanood waxa uu Taliyuhu ugu baaqay Gaadiidlayda isaga Kala Gooshta Gobolka Sool inay Si Mas’uuliyadi ku Jirto u Socdaan Xiliga ay Safarka ku Jiraan.

qalibbaabuur1Maalintii Shalay ayaa Waxaa deegaanka Cara-Yaanbo ee Duleedka Arabsiyo ka dhacay Shil Ka Dhashay laba Baabuur,Kaas oo Sababay Dhimashada Sagaal Qof iyo Todoba Ruux oo ku dhaawacmay .

Geesta kale, laba Maxbuus oo Ku Jiray Saldhiga Booliska ee Magaalada Boorama ayaa dhaawac ka soo gaadhay Danab Xoogan oo Galabta ku dhacay Saldhigaasi Xili uu da’ayay Roob Weyn.

Danabkani Waxaa kale oo uu Khasaare soo gaadhsiiyay Qaybo ka mid ah Saldhiga Magaaladaasi iyo Fagaaraha Khayriyada ee  Magaalada Boorama oo ka soo horjeeda Saldhiga Booliska ,Sidoo Kale Waxaa uu Danabkani Jiingadihii ka qaaday Xaafada Xalane ee Magaalada Boorama.

Horaantii Todobaadkan ayay ahayd markii uu hal Nin ku Geeriyooday labana ku dhaawacmeen  Danab ku qabsaday Deegaanka Sog- Sogley oo oo dhinaca Woqooyi-Galbeed kaga beegan Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories