Monthly Archives: April, 2013

spot_imgspot_img

Muqdisho: Shir-guddoonka Baarlamanka oo Qaaddacay in la horkeeno Mooshinka Wada-hadalladii Somaliland iyo Somaliya

Muqdisho (SLpost)- Shir-guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku gacan-saydhay in baarlamanku dood ka galo mooshin ku aaddan heshiiskii dhexmaray Soomaaliya iyo Somaliland oo xildhibaannada qaarkood...

Guddida Ilaalinta Xuquuqda Aadamaha ee HornWatch oo Cambaareeyey Weerarkii Foosha Xumaa ee lagu Qaada Xarunta Wargeyska HUBAAL

Hargeysa (SLpost)- Guddida Ilaalinta Xuquuqda Aadamaha Geeska, ayaa cambaareeyey weerarkii foosha xukumaa ee dabayaaqada todobaadkii hore lagula kacay Xarunta Wargeyska madaxa bannaan ee Hubaal...

Guddoomiye aan la dooran iyo Xuurtada Sool – W/Q: Warsame Aadan

Guddoomiye kuxigeenku wuxuu cadeeyay inuu aad uga xunhayay arrintaas lana dagaalamayo ciddii ka qayb gashay soo dhawayntaa gaar ahaan wasiirka iyo qaar ka mid ah odayaashii ka qayb galay soo dhawaynta. Waxa kale oo uu guddoomiyuhu cadeeyay inuu ka baxay heshiisiin ka dhex socotay isaga iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta Sool, Buuhoodle iyo koonfurta sanaag isagoo ku sababeeyay soo dhawaynta wasiirka.

Waa Maxay SHuruudaha Isku Filaanshaha Dhaqaale – W/Q: Cabdirashid Axmed Guuleed

Somaliland waa wadan da’yar oo hadda uun 22 jirsaday. Mudadaasi gaaban waddanka waxbadan baa u qabsoomay ayaa la odhan karaa. Kow, wadanku wuxuu maareeyey...

Muj. Xasan Ciise oo Cambaareeyey Weerarkii lagu qaaday Wargeyska HUBAAL, Goleyaasha Sharcidejinta ugu baaqay in Xukuumadda lagu halleyn Baadhitaanka Kiiska Dambiileyaasha

Hargeysa (SLpost)- Muj. Xasan Ciise Jamac oo ahaa Guddoomiyaha urur-siyasadeedkii Xaqsoor ee ku hadhay doorashadii Goleyaasha Deegaanka, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii Argagixiso...

Guddoomiyaha Togdheer oo Shacabka ugu baaqay Inay Si Mug leh uga qayb qaataan Dhammeystirka Dhismaha Madaarka Burco

Burco (SLpost)-Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Md Axmed Cumar X. Cabdillahi (Xamarje) oo shalay kormeer ku tagay Madaarka Magaalada Burco oo hawlo dib-u-dhis ahi ka socdaan,...

Aragtidii Hoggaamiye Cigaal ee Qalalaasaha Soomaaliya iyo mowduucyo kale oo xiiso leh (1aad) – Boobe Y. Ducaale

“Xaq la duudsiyi maayee,  Dalalkeennan is-raacay,  Haddaan lays dafireynin,  Nin kastaa ha dumaalo e’,  Madaxweyne la doortana,  Adigawgu da’ weyn,  Sida doollida hoorta,  Ninna soo di’I maayoo,  Dooxyo soo rogi maayoo,  Durdur liin...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img