HomeWASHINGTON: Madaxweyne Siilaanyo oo La Kulmay Madaxda Hay’adda Gar-gaarka Debedda Maraykanka ee...

WASHINGTON: Madaxweyne Siilaanyo oo La Kulmay Madaxda Hay’adda Gar-gaarka Debedda Maraykanka ee USAID

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Washington (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiisa oo ku guda jira socdaalkooda dalka Maraykanka ayaa Maanta magaalada Waashinton kulan kula yeeshay Madaxda hay’ada qaabilsan Kaalmada Maraykanka ee USAID.

Kulankaas ayaa weftiga Madaxweynaha iyo saraakiisha sare ee hay’ada USAID waxay kaga wada hadleen, kaalmada dalka Maraykanka ee Somaliland iyo sidii kor loogu qaadi lahaa.

Madaxweyne Siilaanyo
Madaxweyne Siilaanyo

Madaxda Hay’adda USAID ayaa waxay kulankaas ka sheegeen, in kaalmada sanadkan ay u qorsheeyeen Somaliland ay ka badnaan-doonto tii sanadkii hore, isla markaana aanay wax saamayn ah ku yeelan doonin wada shaqayntoodu aqoonsiga Maraykanku siiyey dawlada Somaliya.

Dhanka kalena, sida uu sheegay safiirka Somaliland u fadhiya dalka Maraykanka Ambasador, Mr. Rashiid Gaaruf, waxa madaxweynaha iyo weftigiisu maalinta Berri ah kulamo la yeelan doonaan Xil-dhibaano ka tirsan Baarlamaanka dalka Maraykanka,sidoo kalena waxay la kulmi doonaan madax ka tirsan wasaarada arrimaha dibada ee dalka maraykanka.

Waxa kale oo madaxweynaha iyo waftigiisu ay kulamo la qaadan doonaan shirkado danaynaya maal gashiga dalka Somaliland.

Weftiga Madaxweynaha waxa socdaalkiisa Maraykanka ku weheliya Wasiirrada Arrimaha dibada, Madaxtooyadda, Qorshaynta, Macdanta iyo biyaha, Wasiirul dawlaha Maaliyadda iyo marwada koowaad ee Somaliland.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories