Qiimeynta Macalimiinta – W/Q: Abdifatah
Sidee lagu ogaan karaa waxa Macalinku ku soo Kordhiyey Fasalka ama Ardeyda ee Cashar,Tarbiyad iyo Waano ah.sidee qof ku ogaan doonaa Macalinka wax dhigaya...
Sheeko Gaaban: Balwad ma leedahay?! – Qalinkii: Saddaam Xuseen Carab
Waa casar dheere cadceeddu aanay kuluyl badan lahayn goobtuna waa badhtamaha magaalada. Maan iman baryahan suuq iyo aaggiisba oo baylahdaydaan waqtigii uga maarmi waayay. Waanigan...
Wasiir Samsam: Ma Bannaan Tahay In Dugsiyada Hargeysa Loo Fasaxo Ciidaha Kiristanka? – W/Q: Maxamed A. Jaamac
Aniga oo ah arday wax ka barta magaalada Hargeysa waxa aan jeclaystay inaan bulshada la wadaago arrin aan la yaabay. Caadi ahaan waxa dugsiyada...
Soomaaliland Ma Buuxisay Shuruuddaha Aqoonsiga? – W/Q: Cabdiraxmaan Daa’uud
Somaliland waxay madax-banaaniddeedii dib ulasoo noqotay 18 Meey 1991. Laga bilaabo wakhtigaas, Soomaaliland waxay ku guulaysatay in ay dhiddibada u taagto nidaam ku dhisan...
SANAAG: Xaalad nabad-gelyo darro oo la dareemayo Deegaan ka tirsan Gobolkaas
Ceerigaabo (SLpost)- Tuulada Ceeryaan oo qiyaastii 50-km koonfur-galbeed kaga beegan magaalada Ceerigaabo oo ay isku hor fadhiyaan ciidan-beeleedyo, iyada oo halkaas ay kasoo yeedhayso...
DHALINTII DALKEENIYO AAWEY DHAAYAHEENII:Qalinkii (Libaan fagadhe)
DHALINTII DALKEENIYO AAWEY DHAAYAHEENII QALINKII LIIBAAN .X. FAGADHE Sidii daalinkii hore Ma mid daasad qaatoo Dowladaha shisheeyiyo Dibadaha wareegiyo Doolar kama dhargey dhali (DIRSOOC Ibrahim Gadhle) Akhriste salaan dabadeed waxaynu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

