Dadka Somaliland waa daacad dulqaad badan Burcose waxay noqotay mid ka duwan tii hore – W/Q: Ahmed Suleiman
Waad salaamantihiin dhamaantiin, Waxaanse Maanta Qalinka u Qaatey in aan Qoraalkan idiin soo Gudbiyo ,Markii aan arkey dad badan oo Mareegaha iyo War Sidayasha...
Ujeeddada Kulan maanta Dhexmaray badhasaabka Maroodijeex iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka MaroodiJeex ayaa Maanta kulan kula yeeshay xafiiskiisa Gudoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka, waxaana kulankaas lagaga wada hadlay dardargalinta hawlaha Shaqo ee ay...
Buug cusub oo lagu Wanqalay Qolka hurdada: Qisooyin iyo cilmiyo ku duugan
Berbera (SLpost)- Madal ay Ilyartu is qabatay oo si heersare ah loo soo agaasimay, oo lagu daahfuray bug cusub oo lagu magacaabo Qolka Hurdada ...
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Dhaqanka oo ka Digtay Xatooyo Dalxiiseyaasha Shisheeye Kula Kacaan Duur-joogta iyo Aasaarta Qiimiga ah
Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Md Cali Siciid Raygal, ayaa dalxiiseyaasha Shisheeye uga digay inay bililiqaystaan taariikhda Qadiimiga ah ee dalka. Wasiir Cali...
Maxkamadda Ciidamada ee Maamul-goboleed Puntland oo xukun Dil ah Ku Ridday laba Qof oo ku eedaysnaa inay Al-shabaab ka tirsan yihiin
Garoowe (SLPOST) — Maxkamadda ciidamada maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa maanta xukun ku ridday 2 nin oo ku eedeysnaa in ay ka tirsan yihiin...
Xubno ka tirsanaa Kooxdii hoggaankeedu nabadda qaatay ee SSC oo maanta Si weyn loogu soo dhaweeyey caasimadda Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Saraakiil sar-sare oo ka tirsanaa Kooxdii SSC ee hoggaankoodu baaqii nabadda Madaxweynaha Somaliland u hoggaansamay, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa,...
Xisaabiyihii Guud ee Ciidanka Booliska oo Shil Baabuur ku Geeriyooday maanta
Hargeysa (SLPOST)-Alla ha u naxariistee waxa shalay magaaladda Hargeysa ku geeriyooday Rashiid Sheekh Axmed Cige oo ahaa Xisaabiyihii Guud ee Ciidanka Booliiska Somaliland, ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

