Ururka Suxufi yiinta Somaliland ee SOLJA oo Cambaareeyey Xadhigga Wariye maalintii saddexaad ku xidhan Caynaba
Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa cambaareeyey xadhigga Wariye Maxamed Aadan Dirir oo muddo saddex maalmood ah ku xidhan Saldhigga booliska ee...
XARSHIN: Magacyada dad lagu xidh-xidhay iyo tacaddiyada joogtada ah ee Liyuu Booliis
Jigjiga (SLpost)- Dawladda kililka shanaad ee Itoobiya, ayaa dad shicib ah ku xidh-xidhay deegaannada Xarshin hoos yimaadda qaarkood, halkaas oo ay hore dil ugu geysteen...
Xukuumadda Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixisay tallaabada Soomaaliya ku faro-galisay Maxkamadeynta Cali Samatar
Hargaysa (SLPOST)-Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay hadalkii kaso yedhay madaxweynaha somaliya kaga codsaday waddanka Maraykanka inay ka noqdaan Maxkmadda la saarayo Maxamed...
Hoggaamiyaha Urur-diimeedka XISBULLAH oo Xabsiga loo taxaabay
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada ammaanka Magaalada Hargeysa, ayaa maanta xabsiga u taxaabay Sheekh Maxamuud Cabdilaahi Geelle oo hoggaamiye u ah urur-diimeed lagu magacaabo Xisbullah oo...
Murashaxa Madaxweynanimada UCID-da Cusub Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Golaha Barlamaanka Ee Gobolka Minnesota iyo Khudbaddii Uu Madashaasi Ka Jeediyey + SAWIRRO
Minnesota (SLpost)- Musharraxa Mansabka Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa Khudbad ka Jeediyey Golaha Barlamaanka ee Gobolka Minnesota ee...
Qurba Joogta Soomaalida Oo Lacago Soo Gaadhsiiyeen Aabo Jidhkiisu Dubka Ka Dhacayo Oo Si Weyn Boorama Ugu Xanuunsanaya +SAWIRO
Borama (SLpost)- Jaaliyadaha Soomaalida ee ku nool daafaha dunida ayaa deeqo lacageed oo kala duwan waxa ay soo gaadhsiiyeen Barre Xasan oo ah Aabo...
Waa La Sumeeyey! W/Q: Ceelaabe
Aduunka oo dhan waxa laga Maqlaa dad lagula kacey falal isku day dil ama lagu Khaarajiyo Qorsheyaal aan Sharci aheyn.Qofkastaa Sidii iyo Habkii ilaahey...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

